Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo manta dalka ku soo laabtay.
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saaka ku soo laabtay caasimadda Muqdisho kadib safarro ...
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saaka ku soo laabtay caasimadda Muqdisho kadib safarro ...
Muqdisho – Taliyaha cusub ee Ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin R.M. Anderson, ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay ...
Jabuuti – Dowladda Jabuuti ayaa wada dadaallo lagu doonayo in dib loogu furo wadahadalladii hakadka galay ee u dhexeeyay dowladda ...
Muqdisho – Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan muhiim ah kula yeeshay hoygiisa magaalada Muqdisho qaar ka mid ...
Beesha Dhulbahante ayaa Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya siisey hadiyad qaali ah, Gabar iyo faras, isago sidokale lagu casuumay Ari-cade gabadhina ...
Liverpool ayaa dhamaystirtay saxiixa weeraryahanka Newcastle United, Alexander Isak, kadib markii labada kooxood ay ku heshiiyeen lacag rikoor ah oo ...
Hargeysa – Alle ha u naxariistee, Fanaanka Safwaan Hilaac ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay fiidkii ka dhacay magaalada ...
Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo bandhigay 1200 oo neef oo geel ah oo loo qorsheeyay in lagu qalo ...
Laascaanood – Danjire Cabdixakiin Camay, oo hore u soo noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, ayaa si kulul uga hadlay doorashadii dhowaan ...
Jakarta – Madaxweynaha Indonesia, Prabowo Subianto, ayaa shacabka dalkiisa ugu baaqay in ay cabashooyinkooda ku muujiyaan si nabad ah, xilli ...
Laascaanood – Xildhibaannada Baarlamaanka Waqooyi Bari ayaa maanta si rasmi ah u doortay Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) inuu noqdo Madaxweynaha ...
Wasiirada Ciyaaraha ee maamulka Puntland ayaa xaqiijisay inay haatan ku sugan tahay dalka Germany, iyadoo sheegtay in safarkeeda uu la ...
Dr. Adan Cabdullahi Awxasan ayaa maanta ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Waqooyi-Bari, kadib doorasho xiiso badan oo ay si ...
Marwo Amran Axmed Xasan ayaa maanta loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka Waqooyi-bari. Doorashadeeda ayaa noqotay guul kale ...
Waxaa markale cirka isku shareeray hadal-haynta siyaasadda Soomaaliya, kadib markii Wasiirka Difaaca, Axmed Macallim Fiqi, uu weerar afka ah ku ...
Jamaal Cali Xuseen, oo ka mid ah siyaasiyiinta madax-bannaan ee Somaliland, ayaa shacabka ugu baaqay in ay si ballaaran ugu ...
Frank Caprio, garsoorihii Maraykanka ee caan ku ahaa dulqaadka iyo naxariista uu umuujin jiray dadka maxkamadiisa yimaada, ayaa geeriyooday manta ...
Hargeysa- Somaliland ayaa sheegtay in baasaboorkeeda lagu tegi karo dalka Maraykanka, iyadoo dal-ku-galka (Visa) lagu qaadanayo safaaradaha Maraykanka ee ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Maxamed Cali Ameeriko u magacaabay Maareeyaha cusub ee Dekadda Muqdisho. Magacaabista ...
Madaxweyne Trump ayaa ka hadlay wakhtiga uu dhamaanayo dagaalka Ukraine iyo Ruushka kadib markii la waydiiyey su'aalo ku saabsan sababaha ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.