• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia
Trending Now

Daawo: 1200 neef oo geel ah ayaa lagu soo bandhigay Muqdisho, iyo Dooda Ka dhalatay?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Daawo: 1200 neef oo geel ah ayaa lagu soo bandhigay Muqdisho, iyo Dooda Ka dhalatay?
Share

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo bandhigay 1200 oo neef oo geel ah oo loo qorsheeyay in lagu qalo xuska mowlidka. Hilibkaas ayaa la sheegay in loo qeybin doono dadka danyarta ah iyo bulshooyinka kale ee magaalada, balse arrintan ayaa dhalisay dood ku saabsan halka ugu habboon ee sadaqada noocan oo kale ah loo diri karo.

Qaar ka mid ah dadka rayidka ah iyo falanqeeyayaasha ayaa isweydiinaya in mudnaanta ugu weyn uu leeyahay qofka ku sugan Muqdisho ee saddexdiisa waqti isku dulsaaran tahay iyo in loo gurmado carruurta Gaza oo laga yaabo inay maalmo badan wax cunto ah aanay cunin.

Dad badan ayaa ku doodaya in sadaqada la bixinayo ay ku habboon tahay in lagu taageero goobaha ugu daran ee dhibaatadu ka jirto, sida Gaza, oo xaalad bani’aadamnimo oo adag la soo dersay kadib dagaalka aan dhamaadka lahayn ee israaiil.

Aragtida kale ee doodda dhalisay ayaa ah in lacagta ku baxaysa qalka iyo qeybinta hilibkan loo isticmaali lahaa dhismaha adeegyada bulshada sida isbitaallo, iskuullo, ceelal iyo gargaarka dadka hoy la’aanta ah ee gudaha Soomaaliya. Sida ay qabaan dadkaasi, taasi waxay ahaan lahayd saameyn waarta oo ka weyn hilib la cunayo muddo labo maalmood ah.

Inkasta oon dadka deeqda bixiya aan la ogeyn, haddana codadka kasoo yeeraya bulshada qaar ayaa ku baaqaya in la qiimeeyo mudnaanta sadaqada, laguna saleeyo meelaha ay xaaladaha degdegga ahi ka jiraan.

Qodobkan ayaa si gaar ah culays ugu yeeshay waqtigan, maadaama Gaza lagu tilmaamayo meel aan hadda jirin cid ka mudan marka la eego baahida cunto, caafimaad iyo hoy. hoss ka daawo geela la diyaariyey in la qalo


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.