• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, August 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Madaxweynaha Indonesia oo shacabka ugu baaqay mudaharaad nabadeed

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
12 months ago
Reading Time: 1 min read
Madaxweynaha Indonesia

Wararka Ugu Aqrintabadan

Iiraan oo u muuqata inay xoojisay mowqifkeeda kaddib isbeddelka go’aanka Trump

Iiraan oo u muuqata inay xoojisay mowqifkeeda kaddib isbeddelka go’aanka Trump

1 week ago
Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

3 weeks ago
Load More
Share

Jakarta – Madaxweynaha Indonesia, Prabowo Subianto, ayaa shacabka dalkiisa ugu baaqay in ay cabashooyinkooda ku muujiyaan si nabad ah, xilli guud ahaan dalka ay ka socdaan mudaharaadyo xooggan oo soo xoogeystay maalmahan dambe.

Khudbad uu ka jeediyay telefishinka qaranka, Prabowo ayaa uu ku adkeeyay in dowladdu ay ixtiraamayso xorriyadda hadalka iyo muujinta aragtida, balse digniin adag ka bixiyay in labilaabo rabshado ama boobka iyo burburinta hantida dadweynaha taas ayaa loo arki doona dembi qaran oo tallaabo sharci ah laga qaadi doono cid kasta oo ku kacda falalkaas.

Madaxweynaha ayaa xusay in isaga iyo baarlamaanka dalka ay ku heshiiyeen in la joojiyo kordhinta gunnooyinka xildhibaanada, arrintaas oo ahayd sababta ugu weyn ee kicisay carada shacabka. Mudahaaradyada ayaa galay maalintii afraad oo xiriir ah, iyadoo kumannaan qof ay bannaanbaxyo waaweyn ka wadaan magaalooyinka waaweyn ee Indonesia.

Prabowo ayaa ugu dambeyn shacabka ku adkeeyay in ay codkooda ku gudbiyaan si nabad ah, isagoo ku baaqay in la ilaaliyo midnimada qaranka iyo wadajirka bulshada, si loo xalliyo khilaafaadka iyadoo la dhowrayo nabadda iyo wada noolaanshaha.

Share
Tags: wararka caalamkawararka mantaWararka24 manta
Previous Post

Madaxweynaha china Xi Jinping: oo shegay in ururka SCO ay mas’uuliyad weyn saaran tahay.

Next Post

DAAWO: Gabar rer hargeysa iyo wariye ku sheekeysanaya af Ingiriisi muuqaal viral noqday

Related Posts

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

by Amin Cali Abdi
19 hours ago

Wararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya,...

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba...

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

by Amin Cali Abdi
3 days ago

Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho,...

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla deegaanka Carmo ee gobolka...

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay faragelin ku hayso arrimaha...

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

by Amin Cali Abdi
5 days ago

Wararka24: Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sagootisay laba arday oo dalka ku matalaya...

Load More
Next Post
Gabar rer hargeysa

DAAWO: Gabar rer hargeysa iyo wariye ku sheekeysanaya af Ingiriisi muuqaal viral noqday

Danjire Cabdixakiin Camay

DAAWO: Danjire Cabdixakiin Camay oo ku tilmaamay doorashada Firdhiye prank siyaasadeed?

Daawo: 1200 neef oo geel ah ayaa lagu soo bandhigay Muqdisho, iyo Dooda Ka dhalatay?

Daawo: 1200 neef oo geel ah ayaa lagu soo bandhigay Muqdisho, iyo Dooda Ka dhalatay?

Recommended

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

5 months ago
Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

5 months ago
Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

1 month ago
Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

4 months ago
Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

4 months ago
Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

7 months ago
Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

4 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.