• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Madaxweyne Trump oo ka hadlay wakhtiga uu dhamaanayo dagaalka ukraine.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxweyne Trump
Share

Madaxweyne Trump ayaa ka hadlay wakhtiga uu dhamaanayo dagaalka Ukraine iyo Ruushka kadib markii la waydiiyey su’aalo ku saabsan sababaha asalka ah ee kadanbeeya dagaalka bilowgiisa iyo sida uu ku dhamaanayo.

Marki Wax laga waydiiyey Trump in Putin uu sheegay in dagaalka uusan dhammaan doonin ilaa si dhab ah wax looga qabto sababta marka hore keentay colaadda udhaxeysa labada dal.

Trump ayaa ku jawaabay “Hagaag, dagaalku wuu dhammaan doonaa. Goorta uu dhammaanayo ma sheegi karo, laakiin dagaalku wuu dhammaan doonaa.”

Madaxweyne Trump ayaa intaa ku daray isago yidhi “Zelensky wuxuu rabaa inuu dhammaado, Vladimir Putin-na wuxuu rabaa inuu dhammaado.”

Trump ayaa sheegay in dunida oo dhan ay ka daashay dagaalka Ukraine. Wuxuu ballan qaaday inuu soo afjari doono colaadda.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay inuu horey u soo afjaray lix dagaal kala duwan. Wuxuu sheegay inuu moodayay in dagaalka Ukraine uu noqon doono kan ugu fudud ee uu la kulmo.

Hase yeeshee Trump ayaa caddeeyey in dagaalkan uu yahay mid ka adag intii uu filayay. Wuxuu ku tilmaamay “dagaal adag, aad buuna u culus yahay.”

Hadalkani wuxuu ku yimid xilli ay jiraan dadaallo lagu doonayo in la gaaro heshiis nabadeed oo joojiya dagaalka Ukraine oo socda muddo in ka badan saddex sano.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.