Horjooge Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Shabeellaha Hoose.
Wararka24: 25-01-2026 Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas ...

























