Daawo warbixinta: Roobab mahiigaan ah oo khasaare Dhimasho geystay ayaa ka da’ay magaalada Muqdisho
Roobab mahiigaan ah oo habeenkii xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac, barakac iyo burbur ...
Roobab mahiigaan ah oo habeenkii xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac, barakac iyo burbur ...
Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga falcelisay natiijada kasoo baxday Madasha Wadatashiga Qaranka ee lagu qabtay magaalada Muqdisho 6–7 May ...
Muqdisho: Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah dib uga furmay xarunta Villa Hargeysa, kaddib hakad ...
Guddoomiyaha Naafada degmada Dalmar Cadow Maalin ayaa sheegay uu yahay musharrax guddoomiyaha degmada Dharkeynley ee Gobalka banaadir, kadib marki uu ...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre ayaa xilka si rasmi ah ugu wareejiyey Wasiirka cusub Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, isagoo uga mahadceliyey ...
Algiers, Algeria – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan (Madoobe) Maxamed Nuur, ayaa jimcihi gaaray ...
Waxaa caasimadda Garoowe lagu qabtay Xuska maalinta duumada aduunka oo ku beegan 25-April-2025, waxaana soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka maamulka. ...
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xassan sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay si isku mid ah ula shaqeysaa dalalka shisheeye ...
Jubbaland ayaa sheegtay inay aqoonsanayn kaarka hore ee qaranka ee ay bixisay Hay’adda NIRA, isla markaana ku cadaysay in uu ...
Heshiiska Shidaal sahminta iyo qodista ee Dowlada soomalia ay lagashey shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa waxaa ka dhashey hadal ...
Muqdisho, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Gurey oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in furimaha dagaalka ee gobolka Hiiraan ay ...
Muqdisho, Wararka24 – Ra'iisul Wasaarrada Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta hambalyo iyo Tahniyad u diray Ra'iisul wasaaradda cusub ee ...
Muqdisho, Soomaaliya – Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo NISA ayaa gaaray guulo muhiim ah oo lagu jiro dagaalka ka ...
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa shaaca ka qaaday in uu ...
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Jimcihii qaaday tallaabo milatari oo ay ku wajahayso culeyska ay Al-Shabaab ku soo saartay deegaanno u dhow magaalada Muqdisho. ...
Muqdisho: Maanta, waddada Warshadaha ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qarax miino oo Xoogan, kaas oo sababay dhaawacyo iyo hakad dhaq-dhaqaaq. Qaraxa, oo ka ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday wejiga labaad ee howlgalka dib-u-xoreynta ee ka socda Gobolka Shabeellaha Dhexe, ...
Wararka24: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u dhaliilay kooxaha uu ku tilmaamay kuwa ka soo horjeeda horumarka dalka, ...
Muqdisho (Wararka24) - Ciidamada Amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa digniin culus u diray dadka wax ku qora baraha bulshada ee ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.