• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Daawo Beesha Xawaadle oo uhanjabtay DF Hadi xilka NISA laga qaado Sanbaloolshe! + faahfaahin?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Xawaadle
Share

Xawaadle

Muqdisho, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Gurey oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in furimaha dagaalka ee gobolka Hiiraan ay ka soo bixi doonaan macawiisleyda beesha Xawaadle haddii Madaxweyne Xasan Sheekh uu xilka ka qaado Agaasimaha NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe..

Xildhibaanka Cabdiraxmaan ayaa qiray in Sanbaloolshe uu yahay shaqaale dowladeed oo xilka laga qaadi karo, balse wuxuu hadalkiisa ku bilaabay in aysan habooneyn wakhtiga hada lagoogo isago intaa ku daray in beesha Xawaadle ay dagaal hada kula jiraan alshabab ayna habooneyn in maanta lagu abaalmariyo in xilka laga qaado.

Xildhibaanku wuxuu sheegay in Sanbaloolshe uu muhiim u yahay howlaha amniga dalka, isagoo xusay in Muqdisho ay ammaantay maanta kuna amaanay sanbaloolshe kadib marki uu xilka qabtay.

“Muqdisho hotel lama gelin markii Sanbaloolshe joogay. Anigu qabiil uma difaacayo, balse waxaan u qareynaa shaqada qaranka,” ayuu yiri.

Xildhibaanka beesha Xawaadle oo wareeysi siiyey TV-ga Soomali Cable ayaa ka hadlay arimo dhinacya badan taabanaya Video-ga oo dhameystiran inta Ka daawo.

Hadalkaan ayaa imika ka soo baxay kadib warar sheegay in dowladda ay ka fiirsanaysaa in Sanbaloolshe laga qaado xilka, iyadoo la doonayo in wax laga beddelo mustaqbalka amniga dalka.

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Shan hab oo fudud oo lagu yareeyo baruurta caloosha

Shan hab oo fudud oo lagu yareeyo baruurta caloosha

6 months ago
Xawaadle

Daawo Beesha Xawaadle oo uhanjabtay DF Hadi xilka NISA laga qaado Sanbaloolshe! + faahfaahin?

1 year ago
Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

Trump oo ka carooday weerarki ay Israel ku qaaday Iran

1 year ago
DAAWO: Mucaaradka oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in sharci darro ku dagan yahay Villa Somalia

DAAWO: Mucaaradka oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in sharci darro ku dagan yahay Villa Somalia

4 months ago
Arday

DAAWO: Arday kaalinta koowaad ka galay imtixanki dowlada oo Lagu Dilay Muqdisho

1 year ago
Saxafiyad Iiraani ah oo 15 sano oo xabsi ah lagu xukumay

Saxafiyad Iiraani ah oo 15 sano oo xabsi ah lagu xukumay

4 weeks ago
Somaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad aysoo direen……

Somaliland oo shaacisay in ay burburisay shabakad aysoo direen……

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.