• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, January 24, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland oo xustay maalinta duumada aduunka

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
9 months ago
Reading Time: 2 mins read
Puntland
Share

Puntland

Waxaa caasimadda Garoowe lagu qabtay Xuska maalinta duumada aduunka oo ku beegan 25-April-2025, waxaana soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka maamulka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro uu ugu horeeya Wasiirka Caafimaadka maamulka Siciid Jaamac Qoorsheel, Wasiirka Cadaaladda Maxamed Cabdiwahaab Axmed, Guddoomiyaha Guddiga Howlgelinta Garoonka Diyaaradaha Xasan Majaabe, Madaxa Caafimaadka ee Hay’adda UNICEF Millhia Kader iyo Madax kale.

Wasaaradda caafimaadka ee maamul gobaleedka Puntland ayaa dhowaan daahfurtay qorshe cusub oo larabo in wax looga badalo qaabka caafimaadka,

Xuskan maalinta duumada aduunka ayaa bulshada looga wacyi galinayay cudurka duumada iyo sidii looga hortagi lahaa bulshada ku dhaqan Puntland.

Puntland
Puntland

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share
Tags: caasimadda Muqdishopuntlandsomaliawararka mantawararka somalia
Previous Post

MD Xassan sheekh oo ka hadlay Sameynta Turkiga IYO Mareekanka

Next Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Gaaray Algeria si uu uga Qeyb Galo Shir muhiim ah?

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee...

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa xalay kulan saacado qaatay xili habeenimo kula yeeshay Moscow, ergayal sare...

Wilkie

Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Haba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan,...

Fiqi

Fiqi: marnaba kama tanaasulidoona ilaalinta madaxbannaanida dalka somaliyeed

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba ka tanaasuli doonin...

Guban

DF Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhismaha Maamulka Cusub Ee Guban State

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista maamulka cusub ee Guban State, kaasi oo xildhibaanno...

Xasan Sheekh

UK Oo Farriin U Dirtay Golaha Mustaqbalka somaliyeed Kadib Casuumaadda Xasan Sheekh

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Ingiriiska ayaa soo dhoweysay gogosha wadatashi qaran ee uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...

Load More
Next Post
Mudane Sheekh Aadan Madoobe

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Gaaray Algeria si uu uga Qeyb Galo Shir muhiim ah?

Puntland

Puntland oo Daahfurtay Shirweyne Wadatashi ah oo ay Qurba Joogtu Hoggaan u Tahay

Xamsa Barre

Xamsa Barre oo manta Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda u Kala Wareejiyey Wasiirka Cusub iyo Axmed Fiqi + SAWIRO

Recommended

Cabdiraxmaan Cirro oo safar ugu baxay addis ababa, maxa cusub...

Cabdiraxmaan Cirro oo safar ugu baxay addis ababa, maxa cusub…

3 months ago
Barkhad

Xildhibaan barkhad oo arin yaab leh codsaday.

6 months ago
Siyaasiyiinta

Siyaasiyiinta Mucaaradka DF oo Shir Ku Qabtay Muqdisho

8 months ago
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Golaha Ammaanka oo diiday soo jeedin Ruushka iyo Shiinaha ku saabsan cunaqabateynta Iran

4 months ago
Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye

WAR DEGDEG AH: Firdhiye oo Magacaabay Taliye Cusub Ciidanka SSC-Khaatumo?

7 months ago
Minnesota

Minnesota: Xildhibaan Mareykanka ah oo la Dilay, Halka senator kalena lagu dhawacay.

7 months ago
Macallin Mahdi

Macallin Mahdi oo dignin kasoo saaray, arin halis ah oo kuso badatay muqdisho?

4 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.