• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland oo heshay malayiin dollars oo ay daacish ledahay aya shirkado somali ah la-marsiiyey.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Puntland oo heshay malayiin dollars oo ay daacish ledahay aya shirkado somali ah la-marsiiyey.
Share

GAROWE — Dowladda Puntland ayaa sheegtay in kooxda Daacish ay malaayiin dollar ku heshay shirkadaha telefoonka dalka.

Xogtan ayaa la helay kadib markii ciidamada Puntland ay gaareen Cal-miskaad. Halkaas ayay Daacish saldhig ku lahayd muddo dheer.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa sheegay in la helay telefoonno ay kooxdu isticmaali jirtay. Telefoonnadaasi waxaa lagu arkay lacago malaayiin dollar ah oo la kala wareejiyay.

“Malaayiin lacag ah ayaa telefoonno dhexmaray. Lacagahaas dibadda ayaa loo diray Afrika iyo Asia,” ayuu yiri Deni.

Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkadaha telefoonka aysan la shaqeyn dawladda. Wuxuu ku eedeeyay inay diidaan inay xogta siiyaan dowlada marki amni loo baahdo.

“Markaan u baahano xog amni awgeed, waxay dhahaan waa sir. Haddii qof argagixiso ahi uu xogta hayo, aniga oo dawladi ahna aanan helin, taasi waa khatar,” ayuu yiri.

Deni wuxuu sheegay in dawladdu aysan doonayn inay xoog ku qaadato shirkadaha. Wuxuu dalbaday inay ka shaqeeyaan amniga bulshada.

Daacish ayaa muddo dheer isticmaali jirtay simkaarta shirkadaha si ay lacag ugu soo ururiyaan. Lacagahaasi waxay u isticmaali jireen hawlahooda argagixisanimo.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

5 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.