• About Us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, August 24, 2025
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland oo Xalisay Xiisad Ka Jirtay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
3 months ago
Reading Time: 1 min read
degmada Eyl

Masuuliyiin Puntland Ka Tirsan oo Xalliyey Xiisad Ka Jirtay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

Share

degmada Eyl
Masuuliyiin Puntland Ka Tirsan oo Xalliyey Xiisad Ka Jirtay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa si guul leh u xalliyeen xiisad hubeysan oo dhowaan ka dhacday degmada Eyl ee gobolka Nugaal, taasoo u dhexeysay ciidanka booliska iyo qaar ka mid ah dhalinyarada deegaanka.

Xiisaddan ayaa bilaabatay kadib isku dhac xooggan oo dhacay Jimcihii hore, kaasoo sababay dhimashada hal qof iyo dhaawac soo gaaray saddex qof oo kale. Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Cabdirashiid Abshir Muuse, waxaana meydkiisa muddo toban maalmood lagu hayay tallaagad iyadoo xal loo raadinayay xiisadda.

Waxaa maanta si rasmi ah loo aasay marxuumka, iyadoo dowladda Puntland ay ballanqaaday magta la siinayo qoyska. Tallaabadan ayaa ah mid lagu soo afjaray khilaafkii, iyadoo ay ka qeyb qaateen mas’uuliyiin, odayaasha dhaqanka iyo bulshada deegaanka.

Dowladda Puntland ayaa hore u sheegtay inay sii wadi doonto dadaallada lagu xallinayo khilaafaadka noocan oo kale ah, si loo xaqiijiyo nabad iyo xasilooni ka dhex jirta gobolka.


Share
Tags: degmada Eylgobolka NugaalMaamulka Puntlandwararka manta
Previous Post

Turkiga oo Yareynaya Saameynta Imaaraadka ee Soomaaliya

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqday Dhaawacyada Macawiisleyda besha Xawaadle + Sawiro

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

Wasiirada Ciyaaraha Puntland Oo Sheegtay Inaysan Tahriibin?

Wasiirada Ciyaaraha Puntland Oo Sheegtay Inaysan Tahriibin?

by Yasmin Jamal
August 23, 2025

Wasiirada Ciyaaraha ee maamulka Puntland ayaa xaqiijisay inay haatan ku sugan tahay dalka Germany, iyadoo sheegtay in safarkeeda...

Dr. adan Musharraxii Garabka Firdhiye oo ku guulaystay GuddoomIyaha baarlamaanka GWB

Dr. adan Musharraxii Garabka Firdhiye oo ku guulaystay GuddoomIyaha baarlamaanka GWB

by Yasmin Jamal
August 23, 2025

Dr. Adan Cabdullahi Awxasan ayaa maanta ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Waqooyi-Bari, kadib doorasho xiiso badan oo...

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

by Abdirahman Dahir
August 23, 2025

Marwo Amran Axmed Xasan ayaa maanta loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka Waqooyi-bari. Doorashadeeda ayaa noqotay...

Fiqi iyo Rooble Oo Hadallo Kulul Is Dhaafsaday, Xiisadda oo sii kululaatay

Fiqi iyo Rooble Oo Hadallo Kulul Is Dhaafsaday, Xiisadda oo sii kululaatay

by Yasmin Jamal
August 23, 2025

Waxaa markale cirka isku shareeray hadal-haynta siyaasadda Soomaaliya, kadib markii Wasiirka Difaaca, Axmed Macallim Fiqi, uu weerar afka...

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Oo Ka Jawaabay Hadalka Wasiir Fiqi

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Oo Ka Jawaabay Hadalka Wasiir Fiqi

by Yasmin Jamal
August 23, 2025

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa si adag uga falceliyey hadalkii uu Wasiirka Arrimaha...

Jamaal Cali Xuseen

Jamaal Cali Xuseen oo ku baaqay in shacabka Somaliland ay banaan-baxaan + Sababta?

by Abdirahman Dahir
August 21, 2025

Jamaal Cali Xuseen, oo ka mid ah siyaasiyiinta madax-bannaan ee Somaliland, ayaa shacabka ugu baaqay in ay si...

Next Post
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqday Dhaawacyada Macawiisleyda besha Xawaadle + Sawiro

Dowladda Jabuuti

Dowladda Jabuuti oo Ka saaraysa dalkeeda Dad Ajaanib ah oo ay Ku Jiraan Soomaali

Siciid

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Nairobi

Recommended

Donald Trump

DEGDEG: Donald Trump OO markale Ka Careeysiiyey YURUB, Goaan kale ee Manta Soobaxay+ kulanka congreeska dhalkaas ee manta

6 months ago
Dowladda Pakistan

Dowladda Pakistan oo Trump u Magacaabay Hogamiya nabada Nobel 2026.

2 months ago
Ciidamada Israel

Ciidamada Israel oo Maanta ka Baxaya Netzarim, Gaza

7 months ago
kenya iyo ethopia

Xiisad kadhalatay xaduuda kenya iyo ethopia, 22 qof oo kenyan ah ayaa la la’yahay?

6 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 month ago
Manta Paris Boorsada Jane Birkin oo $10.1 Milyan Lagu iibsaday?

Manta Paris Boorsada Jane Birkin oo $10.1 Milyan Lagu iibsaday?

1 month ago
Biixi

Wasiir Biixi Oo Helay Abaalmarinta Wasiirka Maaliyadda Ugu Wanaagsan Africa + SAWIRO

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.