Puntland oo heshay malayiin dollars oo ay daacish ledahay aya shirkado somali ah la-marsiiyey.
GAROWE — Dowladda Puntland ayaa sheegtay in kooxda Daacish ay malaayiin dollar ku heshay shirkadaha telefoonka dalka. Xogtan ayaa la ...
GAROWE — Dowladda Puntland ayaa sheegtay in kooxda Daacish ay malaayiin dollar ku heshay shirkadaha telefoonka dalka. Xogtan ayaa la ...
NAIROBI — Eliud Lagat oo ah ku-xigeenka taliyaha booliiska Kenya ayaa maanta is-casilay xilkiisa. Lagat ayaa sheegay inuu go'aanka gaaray ...
NAIROBI — Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Kipchumba Murkomen ayaa ku dhawaaqay isbeddello cusub oo lagu samaynayo dhammaan saldhigyada booliiska dalka. ...
MINNEAPOLIS — Ciidamada Mareykanka ayaa raadinaya Vance Luther Boelter oo 57 jir ah kaasoo lagu tuhmayo dilka xildhibaan ka tirsan ...
MINNESOTA — Nin soo xirtay dharka booliis ayaa saaka hore dilay xildhibaan ka tirsan golaha Minnesota iyo ninkeeda, halka uu ...
MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad 15 daqiiqo ah ka jeediyay xil-wareejintii agaasimaha NISA. Xafladdu waxay ka dhacday ...
BOSASO — Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay qabtay nin ajnabi ah oo ka tirsan kooxda Daacish. Ninkan ayaa la sheegay ...
NAIROBI — Nin 23 jir ah oo farsamo yaqaan ayaa qirtay inuu lacag ku qaatay tirtirka muuqaalka CCTV ee xabsiga ...
NAIROBI — Hay'adda baaritaanka booliiska Kenya (DCI) ayaa xabsiga dhigtay saddex qof oo lagu tuhmayo dilka blogger-ka Albert Ojwang ee ...
JABUUTI — Xukuumadda Jabuuti ayaa si adag u diiday codsi ka yimid dalka Itoobiya oo doonayay inuu helo marin gaar ...
GALKACYO — Aqoonyahannada iyo siyaasiyiinta gobolka Mudug ayaa bayaan muhiim ah soo saaray. Bayaanku wuxuu ka hadlayaa xaaladda gobolka ee ...
LOS ANGELES — Mudaaharaadyada ka dhanka ah qabqabashada dadka sharci darrada ah ayaa sii socday maalintii afraad ee magaalada Los ...
ADDIS ABABA — Itoobiya ayaa xoojinaysa dadaalka ay ku doonayso marin badeed. Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa telefishinka qaranka ku ...
TEHRAN — Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran ayaa sheegtay in wadahadallada nukliyeerka ee dhexmaraya Iran iyo Maraykanka ay wareeg cusub geli ...
WINDHOEK — Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta si siman uga soo muuqday shir caalami ah oo ka dhacay ...
WASHINGTON — Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa safiiradeeda adduunka ku amartay inay dib u bilaabaan bixinta fiisaha ardayda Jaamacadda Harvard. ...
Maamulka Jubaland ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dib u eegis ku sameynayaan xiriirkooda dowladda federaalka Soomaaliya. Jubaland ayaa sheegtay ...
WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka jawaabay eedeymo uu soo jeediyay Elon Musk oo ku andacoonaya in magaca ...
MUQDISHO — Ciidamada booliska ayaa shalay galabnimo ka helay xaafada Taleex ee magaalada muqdisho meydka wiil dhalinyaro ah oo laba ...
GENEVA — Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu eedeysay Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku xadgudubka xuquuqda shaqaalaha muhaajiriinta iyo ka ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.