• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Soomaaliya iyo Somaliland oo Shir Caalami ah ka soo Muuqday sida labo dal.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Soomaaliya iyo Somaliland
Share

Soomaaliya iyo Somaliland

WINDHOEK — Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta si siman uga soo muuqday shir caalami ah oo ka dhacay magaalada Windhoek ee dalka Namibia.

Sawirro laga soo qaaday furitaanka shirka ayaa muujinaya calanka Soomaaliya iyo kan Somaliland oo si saf-siman isku barbar yaalla. Somaliland ayaa la siiyay meeqaamka dal shirkan.

Shirka ayaa ka hadlayay kaabayaasha dhaqaalaha xabsiyada Afrika. Waxaa ka qayb galay 45 dowladood oo Afrikaan ah. Hay’adda ICRC iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Namibia ayaa soo qaban-qaabiyay shirka.

Wasaaradda Cadaaladda Somaliland ayaa wafdi u dirtay shirka. Wafdiga ayaa ka hadlay arrimaha xabsiyada iyo nidaamka cadaaladda.

Dadka baraha bulshada isticmaala ayaa ka hadlay muuqaalka labada dal ee shirkan. Qaar ayaa ku tilmaamay xadgudub halka kuwo kale ay soo dhaweeyeen.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan weli ka hadlin arrintan.

Somaliland ayaa horay uga qayb gashay shirar caalami ah inkastoo aysan haysan aqoonsi caalami ah. Dunidu waxay u aqoonsatay Somaliland maamul-goboleed ka tirsan Soomaaliya.


Share

Recommended

Ururka Islaamka oo si adag uga hor imaday qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus

Ururka Islaamka oo si adag uga hor imaday qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus

4 months ago
Trump oo sheegay in Xuutiyiintu ka codsadeen Mareykanka inuusan dagaalka faragelin.

Trump oo sheegay in Xuutiyiintu ka codsadeen Mareykanka inuusan dagaalka faragelin.

2 weeks ago
Shabakadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo la jabsaday

Shabakadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo la jabsaday

3 months ago
Fiqi oo sheegay in u fashilmay shirqoolkii Galmudug kadib tanaasulkii Qoor-Qoor

Fiqi oo sheegay in u fashilmay shirqoolkii Galmudug kadib tanaasulkii Qoor-Qoor

3 months ago
Ciidanka Xoogga oo sheegay inay dileen laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga oo sheegay inay dileen laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

4 months ago
Madaxweynaha Ukraine

Madaxweynaha Ukraine oo Maanta La Kulmay Erdogan, Kadib safar degdeg ah uu ku Tagay Magaalada Ankara.

2 years ago
Cirro oo sheegay in Israa’iil iyo Denmark ay ka jawaabeen codsiga aqoonsiga Somaliland

Cirro oo sheegay in Israa’iil iyo Denmark ay ka jawaabeen codsiga aqoonsiga Somaliland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.