• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad ka Jeediyay Xil-wareejinta NISA

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Xasan Sheekh
Share

Xasan Sheekh

MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad 15 daqiiqo ah ka jeediyay xil-wareejintii agaasimaha NISA. Xafladdu waxay ka dhacday xarunta hay’adda ee Habar-Khadiija.

Madaxweynuhu wuxuu amaanay labada agaasime ee Mahad Salaad iyo Cabdullaahi Sanbaloolshe. “Sanbaloolshe waa nin khibrad sare leh, Mahad-na waa sidoo kale,” ayuu yiri.

Xasan Sheekh wuxuu sheegay in xilka isku wareejintu ay tahay Qaabka dowladnimada. Wuxuu ka hadlay amniga dalka iyo muhiimadda Soomaaliya ay ku leedahay adduunka.

Madaxweynuhu wuxuu ku taliyay in kalsooni la siiyo hay’adaha dowladda. “Xeyn daabka dowladnimada banaankiisa xal kuma gaari karno,” ayuu yiri.

Wuxuu sheegay in hay’adaha dowladda looga baahan yahay inay dadka dhageystaan. “Dowladdu sidaan ayey rabtaa ee maxay idinla tahay waa in dadka la dhahaa, laakiin go’aanka dowladdaa iska leh,” ayuu intaa ku daray.

Xasan Sheekh wuxuu ballan qaaday in dowladiisu ay dadka la tashan doonto.

Dadka Soomaaliyeed sida ay ku qanacsan yihiin waa in loo sameeyaa, waana lala tashanaa,” ayuu yiri.

Madaxweynuhu wuxuu tilmaamay kheyraadka ay Soomaaliya leedahay.

Wixii kheyraad ah ee dadka dunidaan ku nool ayuu Alle na siiyey,” ayuu hadalkiisa raaciyay.

Wuxuu sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay saaxiibo caalami ah. Madaxweynuhu wuxuu dadka ugu baaqay inay is aqbalaan oo dowladnimada wada dhistaan.

Soomaaliya shalay sidii ay aheyd maanta maaha, si meel sare aan u gaarno aan isku tanaasulno, waan koreynaa,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Wuxuu u mahadceliyey madaxdii isaga ka horeysay. “Qof kasta ayaa dowladnimada meel soo gaarsiiyey, laakiin meeshaan inaan sii joogno maaha, dalku waa in uu hormar sameeyaa,” ayuu khudbaddiisa ku soo gabagabeeyay.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

5 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.