• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Kenya: Sarkaal Booliis ah oo la Xiray Kadib Dilka Blogger-ka Albert Ojwang.

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
wararka kenya
Share

wararka kenya

NAIROBI — Hay’adda baaritaanka booliiska Kenya (DCI) ayaa xabsiga dhigtay saddex qof oo lagu tuhmayo dilka blogger-ka Albert Ojwang ee ku dhintay xabsi ku yaal Nairobi.

Samson Talaam oo ah sarkaalka xabsiga Central Police Station ayaa Khamiistii la xiray. James Mukhwana oo askari ah iyo nin farsamo oo tirtirtay muuqaalka CCTV ayaa sidoo kale gacanta lagu dhigay.

Albert Ojwang oo 31 jir ah ayaa ku dhintay xabsiga Nairobi June 8. Wuxuu ahaa macallin dugsi sare oo noqday blogger siyaasadeed.

Ojwang waxaa June 7 lagu qabtay magaalada Homa Bay. Waxaa lagu eedeeyay inuu baraha bulshada ku Aflagaadeeyey Eliud Lagat oo ah ku xigeenka madaxa booliiska Kenya.

Booliiska ayaa sheegay in Ojwang uu madaxiisa kugaraacay derbiga xabsiga kadibna uu udhintay dhawaca uu isu geystay. Lkn Waxa beeneyey taas Baaritaan dhakhaatiirta ayaa muujisay in la dilay.

Shan dhakhtar ayaa baaray meydka. Waxay heleen dhaawacyo madaxa, qoorta iyo jidhka oo dhan. Dr. Bernard Midia ayaa sheegay in dhaawacyada ay muujinayaan garaacid.

Madaxweyne William Ruto ayaa sheegay inuu ka xumaaday dhimashada Ojwang. Douglas Kanja oo ah sarkaalka booliiska ayaa ka raali galay macluumaadka khaldan ee la bixiyay.

Mohamed Amin oo ah agaasimaha baaritaanka dembiyada DCI ayaa sheegay in Taliyaha sare ee xabsiga Talaam uu yahay Ninka lagu tuhunsan yahay dilka qoraaga.

Mudaaharaado ayaa ka dhacay Nairobi iyo magaalooyin kale. Dadka ayaa dalbaday in madaxa booliska kenya Lagat uu is casilo.

Hay’adda IPOA ayaa wadaa baaritaan. Waxay qaadeen dhiig oo ay u direen sayniska. Waxay heleen aaladda CCTV.

20 qof ayaa ku dhintay xabsiyada booliiska afartii bilood ee la soo dhaafay. Mareykanka, Britain iyo EU ayaa dalbaday baaritaan daahfuran.

Ojwang wuxuu ka tagay xaas iyo ilmo 5 bilood ah. Wuxuu ahaa macalin laakiin wuu uga tagay mushahar yari dartiis sida lasheegay.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.