• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Farsamo-yaqaan CCTV-ga ah oo Qirtay inuu 3,000 -ksh (23) ku Tirtirtay Muuqaalada xabsiga guud ee Kenya.

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Farsamo-yaqaan CCTV-ga ah oo Qirtay inuu 3,000ksh
Share

Farsamo-yaqaan CCTV-ga ah oo Qirtay inuu 3,000ksh

NAIROBI — Nin 23 jir ah oo farsamo yaqaan ayaa qirtay inuu lacag ku qaatay tirtirka muuqaalka CCTV ee xabsiga Central Police Station. Ninkan ayaa sheegay in la siiyay 3,000 shilin Kenya si uu u baabi’iyo caddaynta dilka blogger Albert Ojwang.

Farsamo-yaqaanka ayaa la xiray ka dib markii uu qirtay inuu tirtiray qaar-kamid ah nidaamka ilaalada muuqaalka CCTV. Arrintani waxay sii xoojisay shakiga ku saabsan sida uu u dhintay blogger Albert Ojwang.

Hay’adda IPOA ayaa hore u sheegtay in baaritaankooda uu caqabad ku noqday muuqaal la’aanta CCTV. Gaar ahaan waxaa maqnaa muuqaalka xafiiska sarkaalka saldhigga Samson Talaam.

Anne Wanjiku oo ka tirsan IPOA ayaa Arbacadii u sheegtay baarlamaanka in muuqaaladi muhiimka ahaa la tirtirtay ama uusan jirinba. Tani waxay su’aalo dheeraad ah ka keentay dhimashada Ojwang.

James Mukhwana oo askari ka ah saldhigga ayaa Khamiistii la xiray. Waxaa qabtay ciidanka baaritaanka (DCI) Waxaa la filayaa in lagu soo oogo dacwad dil ah.

Baaritaanka ayaa weli socda. Saraakiisha ayaa isku dayayaa inay ogaadaan sida saxda ah ee uu u dhintay Ojwang Bishan June 8. Dhakhaatiirtu waxay sheegeen inuu ku dhintay garaacid ama girdil loo geystay.

Lacagta 3,000 shilin ee farsamo-yaqaanka la siiyay ayaa muujinaysa in uu qorshe ahaa dilkan. Arrintani waxay kor u qaadaysaa dooda ku saabsan dilka Ojwang.


Share

Recommended

Ururka Islaamka oo si adag uga hor imaday qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus

Ururka Islaamka oo si adag uga hor imaday qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus

4 months ago
Trump oo sheegay in Xuutiyiintu ka codsadeen Mareykanka inuusan dagaalka faragelin.

Trump oo sheegay in Xuutiyiintu ka codsadeen Mareykanka inuusan dagaalka faragelin.

2 weeks ago
Shabakadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo la jabsaday

Shabakadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo la jabsaday

3 months ago
Fiqi oo sheegay in u fashilmay shirqoolkii Galmudug kadib tanaasulkii Qoor-Qoor

Fiqi oo sheegay in u fashilmay shirqoolkii Galmudug kadib tanaasulkii Qoor-Qoor

3 months ago
Ciidanka Xoogga oo sheegay inay dileen laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga oo sheegay inay dileen laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

4 months ago
Madaxweynaha Ukraine

Madaxweynaha Ukraine oo Maanta La Kulmay Erdogan, Kadib safar degdeg ah uu ku Tagay Magaalada Ankara.

2 years ago
Cirro oo sheegay in Israa’iil iyo Denmark ay ka jawaabeen codsiga aqoonsiga Somaliland

Cirro oo sheegay in Israa’iil iyo Denmark ay ka jawaabeen codsiga aqoonsiga Somaliland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.