Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya
Dowladda Turkiga ayaa saddex diyaaradood oo dagaal ah oo nooca T129 Atak ku wareejisay Soomaaliya. Tallaabadan ayaa timid kadib wada-hadal ...
Dowladda Turkiga ayaa saddex diyaaradood oo dagaal ah oo nooca T129 Atak ku wareejisay Soomaaliya. Tallaabadan ayaa timid kadib wada-hadal ...
Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka xisbiyada siyaasadda si ay uga wada hadlaan doorasho ...
Maamulka Puntland ayaa maanta shaaciyay in deegaanada SSC-Khaatumo ay weli ka tirsan yihiin dhulkooda, iyadoo dowladda federaalka ay horay u ...
Marjama Osman oo ahayd gabadh Soomaali-British ah oo 26 jir ah ayaa si naxdin leh loogu dilay magaalada London, Sabtidii ...
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa ku geeriyooday qarax xooggan oo maanta ka dhacay bannaanka degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha ...
Jeneral Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ahaa wasiirkii u dambeeyay ee difaaca Soomaaliya, ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Kenya ...
Wargeyska Washington Post ayaa maanta daabacay maqaal muhiim ah oo ku saabsan siyaasadda cusub ee maamulka Trump uu ku wajahan ...
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta soo saaray bayaan uu ku taageerayo shirka wadatashiga qaranka ...
Taliyihii hore ee hay'adda sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa maanta hambalyo u diray Mahad Salaad oo dib loogu ...
Muqdisho- Wararka24 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in Mahad Salaad uu mar kale noqonayo agaasimaha hay'adda sirdoonka iyo nabad ...
Wasiirka Gaashaandhigga DF, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta jawaab adag ka bixiyay bayaankii xalay ka soo baxay shirkii mucaaradka siyaasadeed ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya ayaa maanta si rasmi ah meesha uga saartay magaca Somaliland liiskii ay ku qortay safaaradaha ...
Muqdisho - Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ka dib ...
Nairobi - Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo hoggaaminaya maamulka Somaliland ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Kenya, William Ruto, xilli ...
Liverpool - Maalintii Khamiista, hay'adaha booliiska dalka Ingiriiska ayaa dacwado rasmi ah ku soo oogay nin da'diisu tahay 53 sano, ...
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u muujisay walaac ballaaran oo ku saabsan jihada siyaasadeed ee uu qaaday Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay halyeeyada kubadda cagta Afrika ee kala ah ...
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo taageero ka helaya Mareykanka ayaa duqeyn xooggan ku qaaday deegaan ku dhow magaalada Kismaayo, gaar ...
Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa maanta shir muhiim ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada ...
Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u diiday qorshe ay Somaliland ku doonaysay inay xafiiskeeda Nairobi u beddesho xafiis diblumaasiyadeed ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.