Xasan Sheekh oo la Kulmay Madaxdii Hore ee Dalka
MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay mas'uuliyiin sare oo hore u hoggaamin jiray dalka. Kulanka ...
MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay mas'uuliyiin sare oo hore u hoggaamin jiray dalka. Kulanka ...
WASHINGTON — Wada hadal kulul ayaa dhexmaray Donald Trump iyo Benjamin Netanyahu kadib markii Tel Aviv ay duqeyn ku qaaday ...
MUQDISHO — Ra'iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya aysan dib ugu laaban doonin doorashooyinkii dadban. Xamse wuxuu ...
WASHINGTON — Madaxweyne Trump ayaa joojiyay kaalmooyinka caafimaad ee Afrika. Go'aankani wuxuu saameyn ku yeeshay barnaamijyada ka hortagga HIV. Cherem ...
LAASCAANOOD — Booliska SSC-Khatumo ayaa xiray shabakad dadka tahriibin jirtay oo muddo dheer ka shaqaynaysay magaalada Laascaanood. Shabakadan ayaa xiriir ...
MERU — Rigathi Gachagua oo horay u ahaa ku xigeenka madaxweynaha Kenya ayaa ku eedeeyay William Ruto inuu waddo u ...
ISTANBUL — Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa xalay ka qeybgalay shir degdeg ah oo wasiirrada arrimaha dibadda ...
ADDIS ABABA — Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa wajahaya dhaleecayn ballaaran kadib siyaasaddiisa ku aaddan helitaanka marin badeed. Tan ...
MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu la kulmo hoggaamiyeyaasha mucaaradka dhawaan. Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa isku raacay ...
ISLAMABAD — Dowladda Pakistan ayaa ku dhawaaqday inay Trump u magacaabayso abaalmarinta nabadda ee Nobel 2026. Go'aankan ayaa yimid laba ...
MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay muuqaal laga duubay duqeyntii shalay ka dhacday Aadan Yabaal ee Shabeellaha Dhexe. Duqeynta ...
MUQDISHO — Cali Cabdullaahi Cosoble oo ahaa madaxweynihii ugu horeeyay Hirshabelle ayaa ku baaqay in gobolka Hiiraan uu noqdo maamul ...
MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka soo noqday mowqifkii adag ee uu ka qaaday dastuurka federaalka. War-murtiyeed ka ...
GAROWE — Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay heshiis qarsoodi la gashay Al-Shabaab. Caydiid ...
ANKARA — Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa telefoonka kula hadlay dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin xilli ay socoto dagaalka Israel iyo ...
GAROWE — Maxamuud Caydiid Dirir oo ah wasiirka warfaafinta Puntland ayaa xalay warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe. Caydiid wuxuu sheegay ...
MUQDISHO — Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay maalintii labaad ee Wadatashiga Qaran ee Muqdisho. Xamse wuxuu sharaxay ...
GAROWE — Dowladda Puntland ayaa sheegtay in kooxda Daacish ay malaayiin dollar ku heshay shirkadaha telefoonka dalka. Xogtan ayaa la ...
NAIROBI — Eliud Lagat oo ah ku-xigeenka taliyaha booliiska Kenya ayaa maanta is-casilay xilkiisa. Lagat ayaa sheegay inuu go'aanka gaaray ...
NAIROBI — Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Kipchumba Murkomen ayaa ku dhawaaqay isbeddello cusub oo lagu samaynayo dhammaan saldhigyada booliiska dalka. ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.