• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ciidanka Xoogga iyo Macawiisleyda oo howlgallo ka fuliyay Hiiraan, Al-Shabaab khasaare lagu gaarsiiyay

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Ciidanka Xoogga iyo Macawiisleyda oo howlgallo ka fuliyay Hiiraan, Al-Shabaab khasaare lagu gaarsiiyay
Share

Wararka24: 16-02-2026; Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa xalay fiidkii howlgal qorsheysan ka fuliyay inta u dhexeysa deegaannada Yasooman iyo Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu beegsaday dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegtay in howlgalkan lagu qaaday kadib markii la helay xog muujinaysa dhaqdhaqaaq ay wadeen xubno ka tirsan Al-Shabaab oo qorsheynayay weerar ka dhan ah gaadiid ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayay waddooyinka gobolka Hiiraan.

Intii uu howlgalka socday, ciidamada ayaa dabagal ku sameeyay kooxdaasi, waxaana la dilay afar dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, sidoo kalena la gubay gaari ay adeegsanayeen, sida lagu sheegay wararka rasmiga ah.

Howlgalkan ayaa qeyb ka ah howlgallada joogtada ah ee ka socda gobollada bartamaha iyo koonfurta dalka, kuwaas oo lagu beegsanayo kooxda Al-Shabaab.

Maalmihii la soo dhaafay, Al-Shabaab ayaa la kulmeysay culaysyo xooggan oo ka yimid dagaallo iyo duqeymo ka dhacay gobollada Shabeellooyinka, Jubbooyinka iyo Hiiraan, halkaas oo lagu dilay xubno iyo hoggaamiyeyaal ka tirsan kooxda.


Share

Recommended

Hoggaamiyeyaasha Yurub

Yurub oo aad ugu cabsi qabto, kulanka trump iyo putin. Maxaa cusub?

1 year ago
Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay inay saldhigyo siiso Israa’iil iyo Maraykanka

Somaliland oo sheegtay inay diyaar u tahay inay saldhigyo siiso Israa’iil iyo Maraykanka

3 weeks ago
Somaliland oo ka hadashay dadkii lagu dilay Ari-Caddeeye + muuqal

Somaliland oo ka hadashay dadkii lagu dilay Ari-Caddeeye + muuqal

3 months ago
DAAWO: Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashada Koonfur Galbeed iyo mucaaradka

DAAWO: Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashada Koonfur Galbeed iyo mucaaradka

4 months ago
Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

6 months ago
Xubno ka tirsan Al-Shabaab Oo ku dintay Howlgal Laga fuliyay Magaalada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka oo 15 Al-Shabaab ku dilay howlgallo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

7 months ago
Ciidamada Xoogga oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.