Madaxweyne Deni Oo La Kulmay Isimmada Sanaag, Haylaan & Bari
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Boosaaso kulan dheer kula yeeshay Isimmada dhaqanka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada ...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Boosaaso kulan dheer kula yeeshay Isimmada dhaqanka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada ...
Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Qaranka ee NIRA ayaa bilaabday olole cusub oo ku saabsan astaamaha tirsiga aqoonsiga qaranka. Ololahan ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Maxamed Cali Ameeriko u magacaabay Maareeyaha cusub ee Dekadda Muqdisho. Magacaabista ...
Madaxweyne Trump ayaa ka hadlay wakhtiga uu dhamaanayo dagaalka Ukraine iyo Ruushka kadib markii la waydiiyey su'aalo ku saabsan sababaha ...
Xiis Xarago oo ka hadlaysay “live” TikTok ayaa ku eedeysay fannaan Nimcaan Hilaac in uu ka doortay baasaboor iyo cabsi ...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii maanta ka dhacay xaafadda Tarabuunka ee ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u cambaareeyay dagaalka ka dhacay xaafadda Horseed ee degmada Hodan, ...
Ciidamo ku sugan xaafadda Garoonka Horseed iyo ciidanka dowladda ayaa maanta ku dagaallamay degmada Hodan ee Muqdisho. Isku dhaca ayaa ...
Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa aad ugu cabsi qabo shirka u dhexeeya Madaxweynaha mareekanka Trump iyo dhigiisa dalka rushka Putin oo la ...
Haweeney u dhalatay Iran oo 56 sano jir ah ayaa maanta la hor-keenay maxkamad ku taalla dalka Iran, iyada oo ...
Ciyaaryahan weerarka ah ee Newcastle United Alexander Isak ayaa go'aansaday inuu ka taggo kooxda hadda ku ciyaara si uu ugu ...
Arday dhallinyaro ah oo horay uga gudbay imtixaanka dowladda ayaa Isniintii lagu dilay magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa ka dhashay khilaaf ...
Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame ayaa si kulul uga jawaabay isdiiwaangalinta madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan doorashada qof iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta go'aan taariikhi ah ka gaaray doorashada qof iyo codka ah. Madaxweynaha ...
Xildhibaanad Gobsan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in difaaca Somaliland uu u yahay waajib la mid ah waajibaadka ...
Ganacsatada ka shaqeeya iibka maqaarka ee degmada Siinaay, magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay ku waayeen hanti ku dhow $1 milyan ...
Muqdisho – Khubarada amniga ayaa ka digay in Dowlada Soomaaliya ay khatar weyn ku soo wajahan tahay haddii aan si ...
Cabdiweli Gaas oo horay u ahaa madaxweynaha Puntland ayaa maanta ka hadlay maamulka cusub ee Waqooyi Bari. Maamulkan ayaa xalay ...
Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland, Cabdirashiid Janan, ayaa muuqaal cusub ku sheegay in lacag ballanqaad ah oo uu ...
Ciidamada Difaaca Puntland ayaa hawlgal culus ka fuliyay buuraleyda gobolka Bari, gaar ahaan deegaanada u dhaxeeya Lugta Garaareed illaa Sulsul ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.