• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweynaha Somaliland oo Kulamo ka Wado Dubai

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan ciri

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

7 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

14 hours ago
Load More
Share

Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maalintii labaad ku sugan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE), halkaas oo uu ka bilaabay kulamo muhiim ah. Madaxweynuhu ayaa la kulmay Sheikh Mohammed Bin Rashi Al-Maktoum, oo ah madaxweynaha ku-xigeenka iyo ra’iisul wasaaraha UAE, iyo sidoo kale Amiirka Dubai.

Madaxweynaha Somaliland oo Kulamo ka Wado Dubai
Madaxweynaha Somaliland oo Kulamo ka Wado Dubai

Cirro ayaa sidoo kale la kulmay Sheikh Mansour Bin Zayed Bin Sultan Al-Nahyan, oo ah wasiirka arrimaha madaxtooyada ee UAE. Madaxweynaha Somaliland oo kulamo ka wado Dubai ayaa madaxda UAE uga wada hadlay arrimo door ah oo muhiimad iyo mudnaan u leh labada dhinac, gaar ahaan iskaashiga dhaqaalaha, maal-gashiga, iyo xasiloonida mandaqadda.

Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Madaxtooyadda Somaliland, Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga hadlay arrimo ay ka mid yihiin:

  • Taageerada dhaqaalaha ee Somaliland.
  • Iskaashiga amniga, gaar ahaan xasiloonida marinka biyaha iyo badda Cas.
  • Fursadaha maalgashiga ee Somaliland.

“Madaxweynuhu waxa uu dowladda Imaaraadka Carabta kala hadley inay Somaliland ka taageerto xagga kaabayaasha dhaqaalaha iyo in labada dhinac ay iska kaashadaan xagga arrimaha amniga,” ayuu yiri qoraalka kasoo baxay Madaxtooyadda Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland oo kulamo ka wado Dubai ayaa sidoo kale ugu mahad-naqay dowladda UAE marti-qaadka rasmiga ah iyo maamuuska sare ee loo fidiyey.

Cirro ayaa ka qeyb-galay shirka caalamiga ah ee kulanka dawladdaha caalamka, halkaas oo uu ku iibgeynayo ictiraaf raadinta Somaliland iyo fursadaha maalgashiga ee dalka…

  • Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Wararka Ugu Aqrintabadan Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed 7 hours ago Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe 14 hours ago Load More ShareWararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee ka taagan deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo uu kasii darayo khilaafka

    Sii Aqri


    March 24, 2026
  • Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 7 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 13 hours ago Load More ShareWararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in ay heshay farriintaas, sida ay warisay CBS

    Sii Aqri


    March 24, 2026
  • Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 7 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 13 hours ago Load More ShareWararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo Lubnaan, iyadoo ku baaqday in si degdeg

    Sii Aqri


    March 24, 2026

Share
Tags: Somalilandwararka mantawararka somalia
Previous Post

Waxa manta La adkeeyay Helista Muwaadannimada British-ka

Next Post

Puntland oo Gacanta Ku Dhigtay Maanta Lacag ay Leedahay Daacish,180 kun oo doollar..

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Puntland oo gacanta ku dhigtay

Puntland oo Gacanta Ku Dhigtay Maanta Lacag ay Leedahay Daacish,180 kun oo doollar..

Qatar iyo Masar

Qatar iyo Masar oo wada dadaalo lagu Donayo badbaadinayo heshiiska xabad joojinta Gaza

Koonfur Galbeed

Koonfur Galbeed Ayaa Laba Nin Si Degdeg ah Dil ugu Fulisay Ayago Lagu Helay Dilka Haweeney

Recommended

Spain Oo Sharci Deggenaansho Siineysa Kumannaan Muhaajiriin Ah, waxa ka Faa’iideysan Doona qar Soomaali.

Spain Oo Sharci Deggenaansho Siineysa Kumannaan Muhaajiriin Ah, waxa ka Faa’iideysan Doona qar Soomaali.

2 months ago
Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

8 months ago
Weerarrada Iiraan oo Mareykanka ku qasbidoona in uu ka laabto dagaalka

Weerarrada Iiraan oo Mareykanka ku qasbidoona in uu ka laabto dagaalka

3 weeks ago
Golaha Wasiirrada Oo Xilkii Ka Qaaday Taliye Odowaa, Mid Cusubna Magacaabay.

Golaha Wasiirrada Oo Xilkii Ka Qaaday Taliye Odowaa, Mid Cusubna Magacaabay.

2 months ago
Xaafadda

Dagaal ka dhacay Garoonka xaafadda Horseed ee degmada Hodan

7 months ago
Imaaraadka Carabta oo hakiyay taageeradii amni ee Soomaaliya

Imaaraadka Carabta Oo Joojiyey Taageeradii Amniga Ee Soomaaliya

1 month ago
Beesha Caalamka oo ka xumaatay natiijo la’aanta wada-hadalla ka socda somaaliya

Beesha Caalamka oo ka xumaatay natiijo la’aanta wada-hadalla ka socda somaaliya

4 weeks ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.