• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, March 24, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Duqeyn ka Dhacday Degmada Alkowsar: Horgooge sare Al-Shabaab ah lagu dilay + faahfahinta qasaaraha

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Degmada Alkowsar

Duqeyn ka Dhacday Degmada Alkowsar

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

4 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

11 hours ago
Load More
Share

Degmada Alkowsar
Duqeyn ka Dhacday Degmada Alkowsar

Degmada Alkowsar, Shabeellaha Dhexe – Diyaaradaha dagaalka ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa xalay weerar culus ku qaaday bartilmaameedyo ay ku leeyihiin kooxda Al-Shabaab ku yaala degmada Alkowsar ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wararka ayaa sheegaya in duqaynta xalay lagu beegsaday goobo ay Al-Shabaab ku lahayd Deegankas ayna ku sugnaayeen horjoogayaal iyo maleeshiyaadkooda. Dadka deegaanka ayaa soo sheegay in dhowr qarax oo waaweyn ay gilgileen degmada, isla markaana aysan jirin cid ka soo horjeeda goobaha la duqeeyay, maadaama Al-Shabaab ay ka mamnuucday in dadka deegaanka loo soo dhawaado.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in mid ka mid ah gantaalada lagu garaacay ay la xiriiraday goob ay horjoogayaal Al-Shabaab kula hadlayeen maleeshiyaadkooda. Duqayntii xalay ayaa ka xoogganayd middii Sabtidii laga fuliyay degmadaasi, waxaana la sheegay in duqaynta laga maqlay deegaanada u dhexeeya Alkowsar iyo Aadan Yabaal.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli wax war ah ka soo saarin duqaynta culus ee xalay lagu qaaday Al-Shabaab ku yaala Degmada Alkowsar. Sidoo kale, Taliska Ciidanka Xoogga Dalka iyo Hay’adda NISA ayaa weli aanay soo saarin warbixin faahfaahsan oo ku saabsan goobta weerarada ka dhaceen..

Diyaaradaha dagaalka ayaa muddooyinkan sii wada weerarada xagga cirka ee looga gol leeyahay in lagu wiiqo Al-Shabaab, gaar ahaan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hoose. Hawlgallada hawada ayaa lagu taageerayaa ciidamada dhulka, waxaana looga hortagayaa is-fidinta Al-Shabaab iyo deegaanada ay isku dayayaan inay qabsadaan.

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Ka Hadlay

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya, mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Alcadaala), ayaa mar sii horreysay ugu baaqay shacabka inay ka fogaan meelaha ay Al-Shabaab joogto ugu yihiin. “Waxaan ugu baaqaynaa shacabka inay ka fogaadaan meelaha ay kooxaha argagixisada joogaan,” ayuu yiri Alcadaala.

Duqeynta Degmada Alkowsar iyo Taageerada Caalamiga ah ee Dagaalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa sii kordhinaya weerarada xagga cirka ee looga gol leeyahay in lagu wiiqo Awooda Al-Shabaab. Hawlgalladaas ayaa si weyn waxaa uga qeyb qaata ciidamada AMISOM

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share
Tags: Al-ShabaabDegmada Alkowsarwararka mantawararka somalia
Previous Post

Guddoomiye Amiir, Haddii 5 qof oo walaalo ah aan u arko inay waxqabad leeyihiin, waxaan u kala dhiibayaa 5 degmo, + Fahfahinta qorshaha cusub

Next Post

Shabaab oo weerar dhimasha iyo dhaawac leh ku Qaaday dalka kenya, + faahfaahin

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Shabaab

Shabaab oo weerar dhimasha iyo dhaawac leh ku Qaaday dalka kenya, + faahfaahin

Ciidamada Difaaca

Ciidamada Puntland oo saldhigyo muhiim ah maanta kala wareegtay daacish + faahfaahin

Degmada Laascaanood

Laascaanood: Taariikh, Dagaal, iyo Saameynka Siyaasadeed 60kii sano ugu danbeeyey (1960–2025)

Recommended

Janaraal Axmed Qalyare oo ku geeriyooday qarax miino ah oo loo-dhigay?

Janaraal Axmed Qalyare oo ku geeriyooday qarax miino ah oo loo-dhigay?

6 months ago
Farmaajo

Farmaajo oo bilaabay dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo ku saabsan doorashada 2026

1 year ago
Daawo: William Ruto oo Booliiska ku Amray in aysan dilin dadka lkn Lugta ka Toogaan

Daawo: William Ruto oo Booliiska ku Amray in aysan dilin dadka lkn Lugta ka Toogaan

9 months ago
Madaxweyne Cirro

Madaxweyne Cirro Oo Dhagax Dhigay isbitaal Casri Ah Oo Laga Hirgelinayo Burco.

7 months ago
Puntland

Puntland oo nin u dhashay turkiga gacanta kuso dhigtay..

5 months ago
Shiinaha oo 53 dal oo Afrikaan ah canshuur-dhaaf u samaynaya ee…

Shiinaha oo 53 dal oo Afrikaan ah canshuur-dhaaf u samaynaya ee…

1 month ago
Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

Cabdiweli Gaas oo la Wareegay Xil Sare oo loo Magacaabay…

5 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.