• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, June 6, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Daawo: Bandow habeenkii ah oo lagu soo rogay Baydhaba iyo ujeeddada go’aankan

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 days ago
Reading Time: 2 mins read
Daawo: Bandow habeenkii ah oo lagu soo rogay Baydhaba iyo ujeeddada go’aankan

Wararka Ugu Aqrintabadan

Dowladda oo sheegtay inay soo afjartay dhaq-dhaqaaqyadii hubeysnaa ee mucaaradka

Dowladda oo sheegtay inay soo afjartay dhaq-dhaqaaqyadii hubeysnaa ee mucaaradka

12 hours ago
Banaanbaxyo ka dhacay Somaliland oo sababay dimasho iyo dhaawac

Banaanbaxyo ka dhacay Somaliland oo sababay dimasho iyo dhaawac

13 hours ago
Load More
Share

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay bandow habeenkii ah oo laga hirgelinayo magaalada Baydhabo, iyadoo tallaabadan lagu sheegay mid lagu xaqiijinayo amniga xilli lagu jiro diyaar-garowga doorashooyinka maamulka.

Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed, Maxamed Xuseen Xasan (Joon), ayaa shir jaraa’id ku sheegay in bandowgu uu bilaabanayo 7:00 fiidnimo isla markaana uu socon doono ilaa salaadda subax. Inta uu bandowgu jiro waxaa la joojinayaa isu socodka guud ee magaalada.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in ujeeddada go’aankan ay tahay sugidda amniga iyo ilaalinta jawi deggan oo loogu diyaar garoobo doorashada guddoonka baarlamaanka iyo tan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale, maamulka ayaa mamnuucay in hub lagu dhex qaato magaalada, iyadoo la adkeeyay tallaabooyinka lagu xakameynayo falalka amni darrada iyo wax kasta oo carqaladeyn kara geeddi-socodka doorashada.

Wasiirka ayaa ugu baaqay shacabka inay u hoggaansamaan awaamiirta cusub ayna la shaqeeyaan ciidamada ammaanka si loo ilaaliyo nabadda iyo xasilloonida magaalada.

Magaalada Baydhabo waxaa hadda si weyn uga howlgala ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed, kuwaas oo wada howlgallo lagu xaqiijinayo amniga gudaha magaalada iyo daafaheeda.

Tallaabadan ayaa kusoo aadaysa maalmo kadib markii magaalada ay ka dhaceen iska horimaadyo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), kuwaas oo markii dambe dib looga saaray magaalada.

Daawo

Share
Tags: caasimadda MuqdishoMadax weynaha Xasan Sheekhsomaliawararka caalamkaWararka maantawararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

Next Post

Soomaaliya iyo Boqortooyada Eswatini oo xoojinaya xiriirka iskaashiga labada dal

Related Posts

Dowladda oo sheegtay inay soo afjartay dhaq-dhaqaaqyadii hubeysnaa ee mucaaradka

Dowladda oo sheegtay inay soo afjartay dhaq-dhaqaaqyadii hubeysnaa ee mucaaradka

by Amin Cali Abdi
12 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada amniga ay soo gabagabeeyeen hawlgal socday muddo 48 saac ah,...

Banaanbaxyo ka dhacay Somaliland oo sababay dimasho iyo dhaawac

Banaanbaxyo ka dhacay Somaliland oo sababay dimasho iyo dhaawac

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Bannaanbaxyo ka dhashay xarigga Suldaan Qabille ayaa ka dhacay degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, kuwaas oo sababay...

Daawo: Ugu dambeyn Sheekh Shariif oo ka baxaya Mirinaayo kadib wadahadala

Daawo: Ugu dambeyn Sheekh Shariif oo ka baxaya Mirinaayo kadib wadahadala

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa hada ka guuray aagga Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis,...

Madaxweynaha Ukraine Zelensky oo Putin ugu baaqay kulan fool ka fool ah+ Jawaabta

Madaxweynaha Ukraine Zelensky oo Putin ugu baaqay kulan fool ka fool ah+ Jawaabta

by Amin Cali Abdi
17 hours ago

Wararka24: Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa soo jeediyay in uu kulan toos ah la yeesho Madaxweynaha Ruushka, Vladimir...

Weerar lagu qaaday Dhakhaatirta aaska Ebola ee Congo iyo walaaca faafitanka cudurka

Weerar lagu qaaday Dhakhaatirta aaska Ebola ee Congo iyo walaaca faafitanka cudurka

by Amin Cali Abdi
18 hours ago

Wararka24: Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa wajahaysa xaalad adag oo la xiriirta cudurka Ebola, kadib markii koox...

Xaaladda magaalada Muqdisho oo saaka deggan kadib dagaallo iyo xiisado amni

Xaaladda magaalada Muqdisho oo saaka deggan kadib dagaallo iyo xiisado amni

by Amin Cali Abdi
18 hours ago

Wararka24: Xaaladda guud ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deggan, kadib xiisado iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo maalmihii lasoo dhaafay...

Load More
Next Post
Soomaaliya iyo Boqortooyada Eswatini oo xoojinaya xiriirka iskaashiga labada dal

Soomaaliya iyo Boqortooyada Eswatini oo xoojinaya xiriirka iskaashiga labada dal

Jadwalka doorashada Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Jadwalka doorashada Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Mucaaradka Jabuuti oo Xasan Sheekh ku eedeeyay wiiqidda kalsoonida nidaamka federaalka

Mucaaradka Jabuuti oo Xasan Sheekh ku eedeeyay wiiqidda kalsoonida nidaamka federaalka

Recommended

Somaliland

Afhayeenka Eric Trump oo Beenisay In Kulanka Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland iyo Eric.

4 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Baydhaba kadib isbeddelka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Baydhaba kadib isbeddelka

2 months ago
Muqdisho

Muqdisho: Warar sheegaya in la toogan doono Sayid Cali

10 months ago
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku fulisay laba xubnood oo Al-Shabaab ka tirsanaa

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku fulisay laba xubnood oo Al-Shabaab ka tirsanaa

4 months ago
Xamza Cabdi Barre

Xamza Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha JFS oo Manta Xil Sare Magacaabay..

1 year ago
Midowga Yurub Oo Ku Baaqay in dib u bilaawdhaan wada-hadallada Mucaaradka iyo DF

Midowga Yurub Oo Ku Baaqay in dib u bilaawdhaan wada-hadallada Mucaaradka iyo DF

1 week ago
london

Banaanbax ka dhacay London oo lagu diidan yahay booqashada Madaxweyne Trump

9 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.