• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Bulshada

Asad Hajio aya shegay in dhalinyaro caan ah aysan danbe kasoo muuqan doonin youtubkisa + sababta?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
asad hajio

Wararka Ugu Aqrintabadan

Khubarada Caafimaadka oo Soo Bandhigay 7 Hab oo Lagu Hagaajiyo Hurdada

Khubarada Caafimaadka oo Soo Bandhigay 7 Hab oo Lagu Hagaajiyo Hurdada

3 weeks ago
Dhibaatooyinka ay dhallinyaradu somaliyeed kala kulmaan Tahriibka.

Dhibaatooyinka ay dhallinyaradu somaliyeed kala kulmaan Tahriibka.

1 month ago
Load More
Share

asad hajio
asad hajio oo lakulmay MD hassan sheikh villa somalia

Wararka24: Asad Hagio ayaa 24 febraayo Wareysi xaasaasid leh, oo dhinacyo badan taabanayo siiyey dalsan Tv qeebtisa wareysiga (podcast) Fatuma abduqadir asad ayaa bilowgi wareysiga sheegay in wadanka uu kula kulmay is badal weyn iyo hormar uusan fileynin, isago sheegay in imaatankisa ay badali doonta fikrada dadbadan oo qurbo joog ah,

sidokale asad ayaa shegay in dhalinyaro caan ah aysan kasoo muuqan doonin youtubkisa, ayaa yidhi, Mesha dadka anaa isku haayey, Teamkana weysoo bateen, asxaabtana weysoobateen, ana waxaan ahay qof markasta jecel waji cusub, asad oo sii wata yidhi, xumaan inagama dhaxeyso aniga iyo dhaliyarada, ee aniga ayaa shaxda badalay, oo waxan jeclahay wajiyo cusub iyo dad cusub inaan jaanis siiyo ayaan jeclaaday,

Asad hajio ayaa sidokale kahadlay soo caan bixinta dhalinyaro farabadan oo youtubera ah sanadadi ee ugu danbeysay, asad ayaa shegay in soo caanbixinta dhalinyarada aysan wax dhiba ku heyn oo uu isku kalsoonyahay, oo u san ka cabsaneyn in suuqa ku caririyaan ama ay views ka qaataan, waligis kama uusan baqanin,

Isago ku sifeeyey, intoda badan eysan isku mid aheyn, ineysan isku barnaamij aheyn, sido kale isku heerka ahey, sido kale isku wax qabasho ahayn, oo uu isaga ka wax qabad badan yahay, oo aysan qaban karin waxa uu isaga qabto, qalabka uu heysto ineysan heli karin, hadi ay helan xita qaab loo isticmalo aysan aqoon,

Asad hajio ayaa ugu danbeyn tii shegay in uu culeys sookoray oo muqaalada marki laduubayo gurigiisa laiskugu imaan jiray, isago sheegay in uu kala fudeydiyey, oo dadka qaar ayuu fasaxay, lkn wax xumaan aysan jirin dhexdooda,

Wareysigaan ayaan imanaya mar ay dhalinyarada xaaladooda aysan fadhin oo isku dhacyo iyo warar badan bulsha dhexdeda laga wado..

Trending

  • Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Wararka Ugu Aqrintabadan Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed 8 hours ago Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe 15 hours ago Load More…

    Sii Aqri


    March 24, 2026
  • Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 8 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 14 hours…

    Sii Aqri


    March 24, 2026
  • Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 8 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 14 hours…

    Sii Aqri


    March 24, 2026

Share
Tags: #asad hajio#asadhajioteam27wararka mantawararka somalia
Previous Post

Abwaan Nageeye ayaa lagu dilay, dagaalki manta,hirshabelle, + faah fahin Dherad ah

Next Post

Tirada Ciidamada, AUSSOM OO la Shaaciyey, itoobiya oo tiro kabadan MASAR Lasiiyey, + dalalkale

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
AUSSOM

Tirada Ciidamada, AUSSOM OO la Shaaciyey, itoobiya oo tiro kabadan MASAR Lasiiyey, + dalalkale

Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha Puntland DENI oo ku dhawaaqday wajiga saddexaad ee dagaalka ka dhanka ah Daacish

Ciidamada Dowlada

Shabaab oo manta lagala wareegay magaalo muhiim u ahayd, + Gusha Ciidamada Dowlada?

Recommended

Soomaaliya oo maamulka Trump uga mahad-celisay guulo aygaartay oo….

TRUMP oo Maxamed Bin Zayed u kashifay qorshe kadhan ah oo….

4 weeks ago
Dalal Islaami ah oo ka wada hadlay isbahaysi amni iyo militari

Dalal Islaami ah oo ka wada hadlay isbahaysi amni iyo militari

3 days ago
Cabbaas Araghchi

Cabbaas Araghchi oo kusugan Pakistan si xal looga gaaro Xisada India iyo Pakistan

11 months ago
Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

4 months ago
Fahad Yaasiin Xaaji

Fahad Yaasiin oo ku taliyey In Labaaro xaalada caafimaad ee Madaxda Qaranka, kadib Hadalki MD Xasan Sheekh

1 year ago
Hoggaanka Guutooyinka Gorgor oo isbeddal wayn lagusameeyay

Hoggaanka Guutooyinka Gorgor oo isbeddal wayn lagusameeyay

4 weeks ago
Dowlad Goboleedka Galmudug

Dowlad Goboleedka Galmudug oo gurmad ciidan udirtay Hirshabelle, Goaanka cajiibka eh ee Madaxweyne Qoor Qoor..

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.