• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Afhayeenka ciidanka booliska oo ka warbixiyay dhacdadii Afarta Darjiin

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Afhayeenka ciidanka booliska oo ka warbixiyay dhacdadii Afarta Darjiin

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

10 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

17 hours ago
Load More
Share

Afhayeenka ciidanka booliska

Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo ka warbixiyay dhacdadii shalay ee ka dhacday isgoyska Afarta Darjiin, kaas oo sababtay dilka wiil Bajaajle ah iyo gubida gaari ay lahaayeen ciidamada booliska.

Ugu horreyn, wuxuu xaqiijiyay in gacanta lagu soo dhigay askarigii ka damebeeyay falkaasi oo ka tirsan ciidanka Taraafikada. Afhayeenku wuxuu sheegay in askarigaasi uu ku xiran yahay xarunta dambi baariska ee C.I.D, isaga oo la horgeyn doono maxkamadda ku shaqaysa.

“Waxaan rabaa inaan shacabka Soomaaliyeed u xaqiijiyo in dil uu ka dhacay isgoyska Afarta Darjiin, kaas oo uu gaystay eedeysane ka tirsan ciidanka nabad-gelyada waddooyinka, gaar ahaan Taraafiko. Eedeysanahaas waxaa gacanta ku haya ciidanka booliska Soomaaliyeed, waxaana ku socota baaris, si cadaaladda loo horgeeyo,” ayuu yiri Afhayeenka ciidanka

Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in booliska Soomaaliyeed uu ku raad-joogo shaqsiyaad uu sheegay inay ka dhex faa’iideysteen shaqaaqada, isla markaana gubay mid ka mid ah gawaarida ciidanka booliska oo shalay lagu burburiyay goobta, kadibna dab la qabad-siiyay.

Waxaa kale oo uu hoosta ka xariiqay in, haddii lasoo qabto dadkaasi, lasoo taagi doono maxkamad si loogu qaado faldambiyeedka ay galeen.

“Taliska ciidanka boliska Soomaaliyeed wuxuu ku raad-joogaa eedeysanayaal kusoo dhex dhuuntay goobta uu dilka ka dhacay xilliga ay saxmadda socotay, kuwaas oo si bareer ah u burburiyay gaari uu lahaa booliska Soomaaliyeed oo ah hanti dadweyne, kaas oo ay si bareer ah u burburiyeen, kadibna ay dab qabad-siiyeen,” ayuu markale yiri.

Afhayeenka ciidanka booliska ayaa intaasi ku daray in qof kasta oo dambiga uu gaysto isaga lagula xisaabtami doono, wuxuuna falalka noocaan ah uga digay muwaadiniinta Soomaaliyeed.

“Bulshada Soomaaliyeed waxaan sidoo kale ku wargelinayaa shaqsi kasta oo ah muwaadin Soomaaliyeed dambiga uu gaysto inuu isaga masuul ka yahay,” ayuu raaciyay.

Falkan wuxuu daba socday dilka wiil Bajaajle ahaa oo si bareer ah uu askari ka tirsan Taraafikada ugu gaystay Afarta Darjiin. Waxaa kadib dib-u-dhigay Bajaaleyda iyo shaca careysan oo isugu soo baxay halkaasi, kadibna waxay isku dhaceen booliska.

Dhacdooyinkan ayaa soo noq-noqday, waxaana marar badan darawallada Bajaajleyda oo u badan dhalinyaro siyaabo kala duwan loogu dilay gudaha magaalada Muqdisho.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share
Tags: ciidanka booliskawararka mantawararka somalia
Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha Xamza Cabdi oo wasiiro cusub magacaabay, qaarna eryay + magacyadooda

Next Post

Ciidanka Asluubta oo ku biiray dagaalka Al-Shabaab marki ugu Horeysay + SAWIRO

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
16 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
16 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
16 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
17 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Ciidanka Asluubta oo ku biiray dagaalka

Ciidanka Asluubta oo ku biiray dagaalka Al-Shabaab marki ugu Horeysay + SAWIRO

Israel iyo Xamaas.

Maxa iska badalay Wada hadaladi Israel iyo Xamaas? Netanyahu oo sheegay in duqaymihii xalay ay socondoonan + sababta?

Burcad-badeed Soomaali

Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay markab kale manta + wadanka laga leeyahay?

Recommended

Dhibaatooyinka ay dhallinyaradu somaliyeed kala kulmaan Tahriibka.

Dhibaatooyinka ay dhallinyaradu somaliyeed kala kulmaan Tahriibka.

1 month ago
Kenya oo shaacisay 15 sano kaddib in ay dib u furayso xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya

Kenya oo shaacisay 15 sano kaddib in ay dib u furayso xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya

1 month ago
Xamaas oo Iiraan ka codsatay in aysan weerarin dalalka Carabta

Xamaas oo Iiraan ka codsatay in aysan weerarin dalalka Carabta

1 week ago
Puntland

Puntland oo nin u dhashay turkiga gacanta kuso dhigtay..

5 months ago
Muungaab oo markii ugu horreeeysay ka hadlay wixii ka dhacay Saldhigga Wardhiigley. Guddoomiye Muungaab ayaa ka digay in la qabto bananabax fowda ah. “ saxibow hadaad shalay qori caaradii halmar fursad ku heshay maanta kuu soo noqon meyso “

Daawo: Guddoomiye Muungaab, saxibow hadaad shalay qori caaradii halmar fursad ku heshay maanta kuu soo noqon meyso

6 months ago
Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo diyaarinaya qorshe ciidamo lugta ah oo Iran ku wajahan

4 days ago
Trump Oo Sheegay In Ay DOJ Baarayso Ilhaan Cumar Arrin La Xiriirta $44 Milyan.

Ilhaan Cumar aya sheegti in Daacad u tahay Mareykanka, taageeradeduna ay tahay….

4 weeks ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.