• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ciidanka Asluubta oo ku biiray dagaalka Al-Shabaab marki ugu Horeysay + SAWIRO

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
Ciidanka Asluubta oo ku biiray dagaalka
Share

Ciidanka Asluubta oo ku biiray dagaalka Al-Shabaab

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku biiray hawlgalka dalka ka socdo ee lagu la dagaalamayo maleeshiyada Al-Shabaab, ka dib markii cutubyo ka tirsan laga ambabixiyay magaalada Muqdisho.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa shalay galab oo Axad ahayd ciidamadaasi kula hadlay Xarunta Taliska Asluubta ee Muqdisho, isagoo u sheegay inay dagaal u socdaan.

“Dagaal ayaad u socotaan, ma idiinka qarinaayo, waxaadna wadataan qoriga aakaha (AK47) iyo hubka waaweyn, intaba. Waxaa waaye cadowga ku dil, adna isku difaac,” ayuu yiri Taliyaha.

General Mahad ayaa ciidamada kula dardaarmay inay muujiyaan asluub, akhlaaq, deganaan, iyo xusuus ah wixii loo soo diray. “Nin walba wixii loo diray inuusan hilmaamin oo maskaxdiisa ay ku duubnaato,” ayuu ku dheeraaday.

Wararka qaar ayaa sheegaya in loo daabulay duleedka degmada Afgooye, halkaas oo walaac amni uu ka jiro, ka dib markii Al-Shabaab la sheegay inay culeys soo saareen. Halka wararka kalena ay sheegayaan in ciidamadu ay ku wajahan yihiin gobolka Shabellaha Dhexe.

Ciidamadan oo la socda gaadiidka askarta lagu daabulo ayaa ka dhaqaaqay xaruntooda, si sax ahna looma sheegin halka ay ka hawlgali doonaan.

Tani waxay noqoneysaa markii ugu horreysay oo Ciidanka Asluubta loo diro aagagga dagaalka, muddadii dagaalka lagu la jiray Al-Shabaab.

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Photos creadit universal tv
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Toddoba urur oo Itoobiyaan ah oo isbahaysi ka dhan ah Abiy sameeyay si xukunka looga tuuro

Toddoba urur oo Itoobiyaan ah oo isbahaysi ka dhan ah Abiy sameeyay si xukunka looga tuuro

1 week ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

3 months ago
Saraakiil Israa’iil ah oo qiray in qorshihii lagu ridi lahaa nidaamka Iiraan uusan hirgelin

Saraakiil Israa’iil ah oo qiray in qorshihii lagu ridi lahaa nidaamka Iiraan uusan hirgelin

7 months ago
Xasan Sheekh oo ku wajahan Mareykanka xilli Cirro uu ku sugan yahay New York

Xasan Sheekh oo ku wajahan Mareykanka xilli Cirro uu ku sugan yahay New York

3 weeks ago
Daawo: Ra’iisul Wasaara Xamza oo difaacay qorshaha dowladda ee Puntland

Daawo: Ra’iisul Wasaara Xamza oo difaacay qorshaha dowladda ee Puntland

3 months ago
Mudaaharaadyada Los Angeles

Mudaaharaadyada Los Angeles oo Sii Xoogeysanaya Maalintii Afraad + Faahfahin

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.