• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Thursday, March 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xildhibaan Cabdiraxmaan: “Heshiiska Shidaalka Soomaaliya-Turki Waa Sharci-Darro!”

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
11 months ago
Reading Time: 3 mins read
Xildhibaan Cabdiraxmaan

Wararka Ugu Aqrintabadan

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

39 minutes ago
DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

2 hours ago
Load More
Share

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha xisbiga Wadajir iyo xildhibaan Baarlamaanka DFS, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa heshiiska u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga ku tilmaamay mid “sharci-darro” oo ka hor imanaya sharciyada iyo xeerarka qaranka.

War saxaafadeed ay soo saareen Xisbiga Wadjir ayaa uga hadleen qodobo taabanaya ilaa dhowr dhina, iyago ciwaan ugu dhiyay, Ujeedo: Diidid heshiiska shidaalka ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Xisbiga Wadajir wuxuu si adag uga soo horjeedaa heshiiska shidaalka ee qarsoodiga ah ee dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Turkiga.

Heshiisku wuxuu kaloo meesha ka saarayaa in shacabka Soomaaliyeed ay ku nacfiyaan khayraadkooda dabiiciga, sharaf iyo mudnaanna ku helaan dhaqaalaha kasoo baxaya dalkooda.

Xildhibaan Cabdiraxmaan

Heshiiskan laga qariyey Golayaasha Baarlamaanka, Dowlad Gobolleedyada iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa soo shaac baxay ka dib markuu ansixiyey Baarlamaanka Turkiga. ayaa lagu qoraalka uu xisbiga wada jir soo saaray ayaa ka kooban ilaa 3 Warqadood,

Qodobada ugu muhiimsan, oo ka hadleyn aya ah in ku tilmaameen faa’iidada waxsoorka dhaqaalaha ee siinayaa in ka badan 90% dalka Turkiga, halka muddada qarash soo ceshashada (Cost recovery) uu yahay mid iska furan oo tobanaan sano qaadan kara,

Heshiiska kuma xusna dhaqaalaha ku baxaya horumarinta bulshada sida waxbarashada, deegaanka iyo tababarka.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxaa Ka Qaldan Heshiiska?

  • Waa in hishiisku noqdaan mid daah-furan (public).
  • Waa in Laga doodo baarlamaanka labada aqal.
  • Waa inLagu sameeyo qiimeyn (review) qorsheyeen.

“Heshiiskan wuxuu meesha ka saaray in wax la wadaaggo ama wax loo sheego shacabka Soomaaliyeed ee khayraadkooda dabiiciga ah lagu wareejiyey shirkada turkiga laga leeyahay. Waxa uuna xadgudub ku yahay sharciga,” ayuu yiri Cabdiraxmaan.

Sido kale Dowlada somalia ayaa shegtay in Turkigu uu leeyahay khibrad dheer sahaminta tamarta badda, waxayna 2020-kii heshay qandaraas gaas ee ku jira Badda Madow. Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in heshiiskan Turjiga uu u horseedayo horumarinta kheyraadka badda.

Su’aashu Xildhibaan ku waa Miyaay shacabka Soomaaliyeed ay ka faa’iideysan doonaan kheyradkooda Maxaa loo qarinaya heshiiska?

Xildhibaan Cabdiraxmaan waxa uu ku dhiirrigeliyey in la soo celiyo shaqo daah-furran oo ay Baarlamaanku ansaxiyaan.

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share
Tags: Madax weynaha Xasan SheekhTurkigawararka mantawararka somaliaXildhibaan CabdiraxmaanXildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Previous Post

Xaqiiqda saxda ah, heshiiska turkiga ee shidaalka qodista + faahfaahinta wararka 90% sheegaya.

Next Post

Sarkaal Katirsanaa NISA oo Fahad udhawa & khubaro cadaan ah, oo Qorshe Culus kawada Somaliland + Fahfahin?

Related Posts

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

by Amin Cali Abdi
39 minutes ago

Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si kulul uga hadlay xabsi guriga la...

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

by Amin Cali Abdi
46 minutes ago

Wararka24: Doon la sheegay inay leedahay Iiraan ayaa lagu weeraray meel qiyaastii 400 mayl badeed u jirta xeebaha...

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

by Amin Cali Abdi
59 minutes ago

Wararka24: Falanqeeye dhanka amniga ah oo u dhashay Iiraan ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay tallaabooyin milateri...

Madaxii hore ee MI6 oo sheegay in Iiraan gacanta sare ku leedahay dagaalka

Madaxii hore ee MI6 oo sheegay in Iiraan gacanta sare ku leedahay dagaalka

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka dibadda ee UK Sir Alex Younger ayaa sheegay in Iiraan ay haatan...

DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdiraxmaan Shub ayaa la geliyay xabsi guri, kadib markii ciidamada...

Iiraan oo sheegtay inay soo ridday diyaarad drone ah oo dul mareysay Tehran

Iiraan oo sheegtay inay soo ridday diyaarad drone ah oo dul mareysay Tehran

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah oo dul...

Load More
Next Post
NISA

Sarkaal Katirsanaa NISA oo Fahad udhawa & khubaro cadaan ah, oo Qorshe Culus kawada Somaliland + Fahfahin?

Jubbaland

Jubbaland oo diiday Qorshe ay wadato hay’ad ka tirsan DF, Dadkeedana ugu digtay

Xassan sheekh

MD Xassan sheekh oo ka hadlay Sameynta Turkiga IYO Mareekanka

Recommended

Ciidanka Suudaan

Ciidanka Suudaan oo la wareegay xarumaha muhiimka ah ee Khartuum

1 year ago
Ciidamada Israel

Ciidamada Israel oo Maanta ka Baxaya Netzarim, Gaza

1 year ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

7 months ago
Madaxweynaha JFS, Xasan Sheekh Maxamuud

MD Xasan Sheekh Qof naga maqan oo lasugayo malahan, Anigana Waa I Kanaa!

1 year ago
LIVE: Wararka maanta

LIVE: Wararka maanta Wararka24 Gudaha soomalia iyo caalamka si toos ah 247

5 months ago
Iiraan oo Israa’iil ku eedeysay weerarro ka dhacay dalalka Khaliijka

Iiraan oo Israa’iil ku eedeysay weerarro ka dhacay dalalka Khaliijka

3 weeks ago
Arday

DAAWO: Arday kaalinta koowaad ka galay imtixanki dowlada oo Lagu Dilay Muqdisho

8 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.