• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xildhibaano Manta Weerar ku qaaday DF oo u hor kacayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur + Mursal M Khaliif iyo Abdirahman Abdulkadir Adde

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 4 mins read
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

8 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

15 hours ago
Load More
Share

Wararka24: Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa manta qaylo dhaan ka muujiyay xaaladda dalka, gaar ahaan tallaabooyinkii u dambeeyay ee ay qaaday dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh

Ugu horreyn Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si weyn u cambaareeyay xarigga loo gaystay Wariye Cali Aadan Muumin oo xalay xabsiga la dhigay iyo sidoo kale is hortaaggii lagu sameeyay xildhibaannada Jubbaland ee laga celiyay Kismaayo..

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si weyn uga soo horgeeda siyaasada Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in tallaabooyinka uu qaaday ay muujinayaan taag yaradiisa, maadaama uu dhammaanayo muddo xileedkiisa, waa sida uu hadalka u dhigay.. Qoraal uu soo dhigay boggisa facebook ayaa u dhigna..

Waxaan canbaareynaa xarigga wariye Cali Aadan Muumin, waana in degdeg loo sii daayo, xorriyaddiisana loo soo celiyo.

Xarigga Cali, Xildhibaannadii safarka laga xayiray, iyo kulamada siyaasadeed ee la hor istaagay waa ififaalo muujinaya taageerida rajiimka muddo xileedkiisu dhammaanayo. Waxay kaloo caddayn u tahay in xeeladdii xil iyo xoolo ku aamusinta ee caadada u ahayd ay shaqayn la’dahay.

Bal eeg sababta loo cuskaday xarigga wariyaha “Qalqalgelin amni iyo aflagaaddo madax”

Madax dastuurkii dalka beddeshay, sharcina uusan xakameynin, awooddii dawladdeed iyo hantidii qaranka ku takrifalaysta ayaa ku leh ciddii wax naga sheegta waa danbiile.

Dhurwaa baa laga sheegay gano Doofaar baa ii sahansan, innaguna waxaan leenahay Tiiro-dhigga rajiimka inoo sahansan…!

Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Hadalka xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Ayaa imaanaya xili DF ay xali xirtay wariye Cali aden mumin isagoo lagu haysto eedeymo la xiriira amni-darro iyo hadalo aflagaado ah oo uu mas’uuliyiinta DF Ku aflagaadeeyey..

Sidoo Kale Waxaa Xarigan cambaareeyay xildhibaano katirsan DFS Ayagoo ku tilmaamay mid aan la aqbali karin.. Xildhibaan Mursal M Khaliif oo laga soo doortay Gobalka Gedo ayaa si weyn uga hadlay Xariga Weriye Cali Aadan Muumin kuna tilmaamay Caburinta Saxaafadda Mid aan la aqbali karin. qoraal uu soo dhigay Boggisa X loo yaqiinay (twitter)

Arbitrary arrest of independent journalists is a travesty to democracy!

While I mostly disagree with this journalist, Mr. Ali Mumin, his constitutional right to free speech is worth defending because it’s the right thing to do. #FreeAliAdenMumin pic.twitter.com/TCsY6dltwh

— Mursal M Khaliif 🇸🇴 (@MPMursalKhaliif) March 1, 2025

Sidoo kale, Xildhibaan Abdirahman Abdulkadir Adde oo matala Beelaha Banaadiriga ayaa si weyn u cambaareeyay Xariga loo geystay Weriyaha weyn Cali Aadan Muumin waxa uuna dalbaday in si deg deg ah loo soo daayo. qoraal uu soo dhigay boggisa facebook ayaa uqorna sida tan…

Waxaan canbaareynayaa xarigga sharcidarrada ah ee lagula kacay wariye Cali Aadan Muumin, oo ka mid ahaa wariyeyaasha kuwooda ay inta badan bulshada kala duwanaayeen waxii war ah oo ka soo baxayay warsaxaafadeedka ama gaabiska ah ee ka soo baxay khilaafka kala duwan ee doorashada.


Xariggu ma ahan xal lagu cabsi gelin karo karo wariyeyaasha Soomaaliyeed, iyada oo taas looga dan leehay in ay ka aamusaan mas’uul ka jira hay’adaha dagaal, dhul boobka iyo dowladnimada dalkeenna ee qaldan ku socota.
Waxaan codkeyga ku biiriyay madaxda, bulshada Soomaaliyeed iyo bahda ururada ee dalbanaya in xayiraadaha dib loogu soo celiyo wariye Cali Aadan Muumin.

Arintaan ayaa wali socoto wixi soo korda waxaan idinkula socodsiin doonaa wararkanaga xiga..

Wararka ugu aqrinta badan..

  • Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Wararka Ugu Aqrintabadan Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed 8 hours ago Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe 15 hours ago Load More ShareWararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi…

    Sii Aqri


    March 24, 2026
  • Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 8 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 14 hours ago Load More ShareWararka24: Mareykanka ayaa farriin…

    Sii Aqri


    March 24, 2026
  • Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 8 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 14 hours ago Load More ShareWararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar…

    Sii Aqri


    March 24, 2026

Share
Tags: Cabdiraxmaan Cabdishakuurmadaxweyne Xasan Sheekhwararka mantawararka somaliaXildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Previous Post

War DegDeg Ah, Cali Aadan Muumin oo Loo haysto eedeymo la xiriira amni-darro + Xog kale oo dheeraad ah..

Next Post

Xasan Sheekh Maxamuud oo Wajaha Xaalad Adag kaddib Wadahadalka Itoobiya,+Xogta Eritrea iyo Masar

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Xasan Sheekh Maxamuud

Xasan Sheekh Maxamuud oo Wajaha Xaalad Adag kaddib Wadahadalka Itoobiya,+Xogta Eritrea iyo Masar

hawlgalka ciribtirka Daacish

Wararka Manta, Puntland oo Guulo Horleh kagaartay daacish+ Sawiro iyo Mesha ay wax marayaan

Gobalka shabellaha Dhexe

WAR DEGDEG AH: Xaduudadaha Gobalka shabellaha Dhexe Ayaa gabi ahaanba manta Xiran + SAWIRO

Recommended

Soomaaliya oo maamulka Trump uga mahad-celisay guulo aygaartay oo….

TRUMP oo Maxamed Bin Zayed u kashifay qorshe kadhan ah oo….

4 weeks ago
Dalal Islaami ah oo ka wada hadlay isbahaysi amni iyo militari

Dalal Islaami ah oo ka wada hadlay isbahaysi amni iyo militari

3 days ago
Cabbaas Araghchi

Cabbaas Araghchi oo kusugan Pakistan si xal looga gaaro Xisada India iyo Pakistan

11 months ago
Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

4 months ago
Fahad Yaasiin Xaaji

Fahad Yaasiin oo ku taliyey In Labaaro xaalada caafimaad ee Madaxda Qaranka, kadib Hadalki MD Xasan Sheekh

1 year ago
Hoggaanka Guutooyinka Gorgor oo isbeddal wayn lagusameeyay

Hoggaanka Guutooyinka Gorgor oo isbeddal wayn lagusameeyay

4 weeks ago
Dowlad Goboleedka Galmudug

Dowlad Goboleedka Galmudug oo gurmad ciidan udirtay Hirshabelle, Goaanka cajiibka eh ee Madaxweyne Qoor Qoor..

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.