• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Dagaalka kadhanka ah Daacish iyo Al Shabaab

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Xasan Sheekh

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

7 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

14 hours ago
Load More
Share

Xasan Sheekh
Madax weynaha Xasan Sheekh iyo shaqalaha hodan hospital oo u madax weynaha daahfuray

Wararka24, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka hadlay dagaalka ka soconaya qaybo ka mid ah dalka, gaar ahaan kuwa lagu la jiro maleeshiyada Al Shabaab iyo Daacish.

Ciidanka Xoogga Dalka, oo kaashanaya kuwa Difaaca Shacabka, ayaa Shabaabka kula dagaalamaya deegaano ka tirsan Hirshabelle iyo Galmudug. Dhanka kale, Ciidanka Difaaca Puntland ayaa Daacish kula dagaalamaya Buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalka Daacish iyo Al Shabaab

Xasan Sheekh
Qudbadi madax weynaha Xasan Sheekh ee hodan hospital

 Ayaa Sidokale sheegay in guulo laga gaaray dagaaladaasi, lagana adkaan doono kooxaha argagixisada ee baqdingelinta ku haya shacabka Soomaaliyeed.

Waan ka adkaanaynaa kuwa qaba in dadka meesha ay joogaan jooga in lagu hayo argagaxa, cabsida iyo barakacinta kuwa ku haya waan ka qabanaynaa, waana ka adkaanaynaa dhinac kasta oo ay joogaan ama Daacish ha ahaadaan ama Shabaab,” ayuu yiri Madaxweynuhu.

Madaxweynaha ayaa reer Puntland iyo labada maamul ee kale ee Galmudug iyo Hirshabelle ku ammaanay shaqada wanaagsan ee ay ka qabteen la dagaalanka kooxahaasi.

Argagixiso oo dhan in laga adkaaday waxay bilaabatay maalinta dadka Soomaaliyeed, dowladda iyo dadkeeda, culimada, abwaanada iyo dhallinyarada markii ay garteen, kuna baraarugeen in shacabka loo sheego in nimankan waxa ay wadaan diin inaanay ahayn, dadnimana aanay ahayn maalintii dadka loo sheegay, maalintaas ayay guusha bilaabatay,” ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Federaalka.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa xusay in dowladdu ay ballaarin doonto nidaamka caafimaadka dalka, isla-markaana ay adeegyada bulshada gaarsiin doonto deegaanada laga xoreeyay Al Shabaab iyo dhulka fog ee miyiga.

Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta Mucaaradka, oo uu ku eedeeyay inay dowladda ceebeynayaan.

“Siyaasiyiinta waxaan leeyahay wax badan oo fiican oo dadka Soomaaliyeed loo sheegaa jiro u sheega ama hadday u qabsoomeynee u muujiya ama berri ayay qaban karaanee u tilmaama oo dhaha meeshaasaa gaari karnaa,” ayuu yiri Madaxweynuhu.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa siyaasiyiinta ku dhaliilay bedelkii ay si hoose dowladda wax ugu sheegi lahaayeen, talooyina ay siin lahaayeen ay ka fagaareyaasha ka ceebeynayaan.

“Waxa xun iyo waanada hoos isu sheegid ayay leedahay. Waano sidaydaba waa gaar, qofka inaad u tagto oo tiraahdo walaalow waxaan aad sameynayso waa laga fiican yahay ee ka joog inaad tiraahdid aad iyo aad ayay u wanaagsan tahay, ajar iyo xasaanadna Ilaahay waa kaa siinayaa. Shaarica markaad la istaagtid, waano ma ahan, cambaareyn, ceebeyn iyo caay waaye ee waano ma ahan,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad uu maanta xarigga kaga jaray isbitaal laga hirgeliyay Magaalada Muqdisho.

  • Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Wararka Ugu Aqrintabadan Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed 7 hours ago Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe 14 hours ago Load More ShareWararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee ka taagan deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo uu kasii darayo khilaafka

    Sii aqri


    March 24, 2026
  • Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 7 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 13 hours ago Load More ShareWararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in ay heshay farriintaas, sida ay warisay CBS

    Sii aqri


    March 24, 2026
  • Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 7 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 13 hours ago Load More ShareWararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo Lubnaan, iyadoo ku baaqday in si degdeg

    Sii aqri


    March 24, 2026

Share
Tags: Jamhuuriyadda SomaliyaMadax weynaha Xasan Sheekhwararka mantawararka somalia
Previous Post

DG-Puntland Ayaa Shaacisay Tirada Qoysaska Ku Barakacay Dagaalka kadhanka Daacish

Next Post

Howlgal Manta 8da Deegaan Looga Xoreeyey Al-Shabaab, Cidamada ayaa Jab culus ugeystay kooxaha Khawaarijta..

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Howlgal Manta 8da Deegaan Looga Xoreeyey Al-Shabaab

Howlgal Manta 8da Deegaan Looga Xoreeyey Al-Shabaab, Cidamada ayaa Jab culus ugeystay kooxaha Khawaarijta..

ruushka iyo Mareekanka ay

Mareykanka iyo Ruushka oo Marki ugu horeysay mudo 4 sano Ah Shir Uga Furmay Dalka Sacuudiga..

Madaxweynaha Ukraine

Madaxweynaha Ukraine oo Maanta La Kulmay Erdogan, Kadib safar degdeg ah uu ku Tagay Magaalada Ankara.

Recommended

Puntland oo heshay malayiin dollars oo ay daacish ledahay aya shirkado somali ah la-marsiiyey.

Puntland oo heshay malayiin dollars oo ay daacish ledahay aya shirkado somali ah la-marsiiyey.

9 months ago
Iran oo ka dacwootay hanjabaadaha Maraykanka una dirtay warqad rasmi ah Qaramada Midoobay

Iran oo ka dacwootay hanjabaadaha Maraykanka una dirtay warqad rasmi ah Qaramada Midoobay

1 month ago
Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya ayaa kulan saddex-geesood ah ku yeeshay….

Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya ayaa kulan saddex-geesood ah ku yeeshay….

2 weeks ago
Guddoomiye Amiir,

Guddoomiye Amiir, Haddii 5 qof oo walaalo ah aan u arko inay waxqabad leeyihiin, waxaan u kala dhiibayaa 5 degmo, + Fahfahinta qorshaha cusub

1 year ago
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Xildhibaano Manta Weerar ku qaaday DF oo u hor kacayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur + Mursal M Khaliif iyo Abdirahman Abdulkadir Adde

1 year ago
Wasiirada Ciyaaraha Puntland Oo Sheegtay Inaysan Tahriibin?

Wasiirada Ciyaaraha Puntland Oo Sheegtay Inaysan Tahriibin?

7 months ago
Sida Gabadh Soomaaliyeed Ay Jacayl Carruurnimo Ugu Rogtay Xirfadda Cybersecurity-ga.

Sida Gabadh Soomaaliyeed Ay Jacayl Carruurnimo Ugu Rogtay Xirfadda Cybersecurity-ga.

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.