Khilaaf ka dhex qarxay Aqalka Cad oo la xiriira dagaalka Iiraan
Wararka24: Khilaaf siyaasadeed oo xooggan ayaa ka dhex qarxay Aqalka Cad, iyadoo la-taliyeyaasha Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay si weyn isugu ...
Wararka24: Khilaaf siyaasadeed oo xooggan ayaa ka dhex qarxay Aqalka Cad, iyadoo la-taliyeyaasha Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay si weyn isugu ...
Wararka24: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibo caalami ah, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobollada Hiiraan iyo ...
Wararka24: Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka ayaa wajahaysa cadaadis cusub oo la xiriira lacagaha ay u diraan qoysaskooda ku sugan ...
Wararka24: Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa digniin u diray siyaasiyiinta mucaaradka ee ka ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay qorshe la sheegay in Israa’iil ay saldhig militari uga dhisaneyso Somaliland, iyadoo sheegtay ...
Wararka24: Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa khadka telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, iyagoo ka wada ...
Wararka24: Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga, Admiral Zeki Aktürk, ayaa sheegay in afar markab oo ka tirsan ciidamada badda ee dalkaas ...
Wararka24: Hay’adda Dembi-baarista Federaalka Mareykanka ee FBI ayaa laamaha ammaanka ee gobolka California uga digtay suurtagalnimada weerar drones ah oo ...
Wararka24: Warbixin cusub ayaa sheegaysa in Israa’iil ay sahminayso iskaashi amni oo ballaaran oo ay la yeelato maamulka Somaliland, kaas ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cambaareeyay xarig loo geystay qaar ka mid ah darawallada mootooyinka bajaajta ...
Wararka24: Wasiir Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Faarax, ayaa shir guddoomiyay kulan lagu hagayay ...
Wararka24: Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya ayaa kulan saddex-geesood ah ku yeeshay magaalada Jabuuti, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta ...
Wararka24: Qaar ka mid ah darawallada mootooyinka bajaajta ee ka shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay dibadbax cabasho ah oo ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, ...
Wararka24: 12-02-2026 Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ka dhacay degmada Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ...
Wararka24: 12-02-2026 Safaaradda Mareykanka ee dalka Jabuuti ayaa Talaadadii soo saartay digniin amni oo ku socota muwaadiniinteeda, iyadoo ku boorisay ...
Wararka24: 12-02-2026 Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa khudbad ka jeedisay shirka ...
Wararka24: 12-02-2026 Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay togga Baallade ee buuraha Calmiskaad ee ...
Wararka24: 10-02-2026 Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii qorsheynta iyo ...
Wararka24: 10-02-2026 Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa shaaciyay in dekeddu si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha iyo ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.