• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Maraykanka iyo Itoobiya oo ka wada hadlay amniga Geeska Afrika

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Maraykanka iyo Itoobiya oo ka wada hadlay amniga Geeska Afrika
Share

Wararka24: Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa khadka telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, iyagoo ka wada hadlay xasilloonida iyo amniga gobolka Geeska Afrika.

War-saxaafadeed kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in labada dhinac ay diiradda saareen iskaashiga ku saabsan xasilloonida gobolka, la-dagaallanka argagixisada, horumarinta dhaqaalaha iyo dhisidda saldhig amni oo waara oo mustaqbalka fog ka hirgala Geeska Afrika.

Qoraalka oo uu saxiixay afhayeen ku-xigeenka koowaad ee Waaxda Arrimaha Dibadda, Tommy Pigott, ayaa sheegay in wada-hadalku uu qeyb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga amni ee u dhexeeya Maraykanka iyo Itoobiya, gaar ahaan arrimaha mudnaanta u leh gobolka.

War-saxaafadeedka ayaa ahaa mid kooban, mana bixin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan heshiisyo gaar ah ama tallaabooyin cusub oo labada dhinac ka gaareen wada-hadalkooda.

Wicitaankan ayaa kusoo beegmaya xilli taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) Dagvin Anderson uu dhowaan socdaal ku maray qaar ka mid ah dalalka iyo deegaannada Geeska Afrika, si loo xoojiyo wada-shaqeynta amni iyo dadaallada la-dagaallanka kooxaha xagjirka ah sida Al-Shabaab iyo Daacish.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.