• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo Khudbad ka Jeedisay Shirka Haweenka Adduunka

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo Khudbad ka Jeedisay Shirka Haweenka Adduunka
Share

Wararka24: 12-02-2026 Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa khudbad ka jeedisay shirka sanadlaha ah ee Haweenka Adduunka oo ka socda magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Wasiiradda oo hoggaamineysa wafdi ka socda Soomaaliya ayaa shirka uga hadashay horumarka ay dowladda Soomaaliya ka gaartay dhinacyada xuquuqda aadanaha iyo horumarinta haweenka.

Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa sheegtay in guulaha ugu muhiimsan ay ka mid yihiin dhismaha guddiga madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo dadaallada lagu xoojinayo ilaalinta xuquuqda haweenka.

Waxay sidoo kale tilmaantay in Soomaaliya ay dib u xoojisay shaqada la xiriirta horumarinta xuquuqda aadanaha iyo ka qaybgalka haweenka ee arrimaha bulshada iyo dowladnimada.

Inta ay wafdiga Soomaaliya ku sugan yihiin magaalada New York, wasiiradda ayaa la filayaa inay kulamo la yeelato qaar ka mid ah madaxda ka qaybgaleysa shirka, isla markaana ay khudbado kale ka jeediso shirar dheeraad ah oo la qorsheeyay.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.