Soomaaliya oo Hawadeeda ka Xanibtay Diyaaradaha Israa’iil.
Wararka24: 30-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diiday in shirkadda diyaaradaha Israa’iil ee Arkia ay isticmaasho hawada dalka, tallaabadaas oo warbaahinta ...
Wararka24: 30-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diiday in shirkadda diyaaradaha Israa’iil ee Arkia ay isticmaasho hawada dalka, tallaabadaas oo warbaahinta ...
Wararka24: 30-01-2026 Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa magaalada New York ku qabatay munaasabad casho-sharaf ah oo si gaar ...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa si rasmi ah uga digtay burburin sharci-darro ah oo ka socota dhul ay ku leedahay ...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in cafis guud loo fidiyay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ...
Wararka24: 29-01-2026:Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyaga oo go’aan ku gaaray ...
Wararka24: 29-01-2026:Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Alanley ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaas oo ay ...
Wararka24: 29-01-2026:Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Kumaandooska Danab, ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka fuliyay aagga deegaanka ...
Wasiirka Socdaalka dalka Spain, Elma Saiz, ayaa xaqiijisay in dowladda hantiwadaagga ah ee Spain ay soo saari doonto wareegto gaar ...
Wararka24: 29-01-2026:Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa shir-guddoomiyay kulanka 27-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska ...
Wararka24: 29-01-2026:Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qiray in mucaaradku ay qabaan walaac la xiriira hannaanka loo maray dib-u-eegista ...
Wararka24: 28-01-2026:Xiisad siyaasadeed oo sii xoogeysaneysa ayaa ka taagan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib muran culus oo ka dhashay sii wadista ...
Wararka24: 28-01-2026:Qaramada Midoobay ayaa shaacisay Qorshaha Gargaarka Bani’aadannimo ee Soomaaliya ee sannadka 2026, kaas oo ku kacaya $852 milyan, islamarkaana ...
Wararka24: 28-01-2026:Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge sare ...
Wararka24: 28-01-2026:Afhayeen u hadlay Eric Trump, wiilka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa si cad u beenisay in wax kulan gaar ...
Wararka24: 27-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan alaabihii laga saaray bakhaar ku yaallay Dekedda Muqdisho dib loogu celiyay ...
Wararka24: 26-01-2026 La-taliyaha Madaxweynaha Puntland ee arrimaha amniga, ahna Wasiirkii hore ee Amniga, Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), ayaa ugu baaqay ...
Wararka24: 26-01-2026 Xilli dalka uu ku jiro marxalad kala-guur ah oo ay wehliso xaalad siyaasadeed oo kacsan, ayaa waxaa soo ...
Wararka24: 26-01-2026 Yasmin Abdi waa gabadh Soomaaliyeed oo waalidkeed ay ku qaxeen Mareykanka ku dhowaad 30 sano ka hor, xilli ...
Wararka24: 26-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay tallaabooyinka ay qaadday kaddib markii Mareykanku hoos u dhigay kaalmadii shisheeye ...
Wararka24: 26-01-2026 Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa maanta lagu daah-furay shir ku saabsan maalgelinta caafimaadka Soomaaliya, kaas oo ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.