India iyo Pakistan oo ku heshiiyay xabad joojin degdeg ah kaddib dagaal xooggan oo khasaaro gaystay
Labada wadan ee deriska ah, ee India iyo Pakistan ayaa ku guuleystay in ay gaaraan heshiis xabad joojin ah oo ...
Labada wadan ee deriska ah, ee India iyo Pakistan ayaa ku guuleystay in ay gaaraan heshiis xabad joojin ah oo ...
Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga falcelisay natiijada kasoo baxday Madasha Wadatashiga Qaranka ee lagu qabtay magaalada Muqdisho 6–7 May ...
Ciidamada Hindiya ayaa bilaabay weerar ballaaran oo lagu magacaabo “Operation Sindoor”, bishan May 7 2025, kaasoo lagu bartilmaameedsaday sagaal goobood ...
Muqdisho (Wararka24)– Isbeddel cusub oo dhanka amniga ah ayaa si rasmi ah uga billowday xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka, ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Iran, Cabbaas Araghchi, ayaa Isniintii gaaray dalka Pakistan si uu dadaal ugu bixiyo xal u ...
Tel Aviv – Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku hanjabay in dowladdiisu si adag uga aar gudan doonto kooxda ...
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xassan sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay si isku mid ah ula shaqeysaa dalalka shisheeye ...
Paris, Faransiiska – Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, isagoo ku baaqay ...
Sana'a, Yemen – Ururka Xuuthiyiinta Yemen ayaa Talaadadii sheegay inay laba gantaal ay ku labeeg sadeen Garoonka Diyaaradaha Ben Gurion ee duleedka Tel Aviv, taas oo ah weerarkii shanaad ee ay ...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu dhammeystiri doono mashruuc cusub oo lagu dhisayo diyaaradda jiilka lixaad ee ...
Ciidanka milatariga Suudaan ayaa la wareegay xarumaha bankiga dhexe ee ku yaalla magaalada Khartuum iyo dhismayaal kale oo muhiim ah. Tani waxay ku soo raacday maalin ...
Israa’iil ayaa markii u horreysay tan iyo xabbad-joojintii Xisbullah sheegtay in saddex gantaal looga soo tuuray koonfurta dhinaca Lubnaan. Gantaalladan oo ay Israa’iil sheegtay inay ...
Raysal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in uu amray duqaymihii xalay ee gilgilay Marinka Gaza, isagoo tilmaamay inay sabab ...
Dalalka Midowga Yurub ayaa bilaabay qorshe ay ku dhisayaan shabakad sirdoon oo dayax-gacmeed ah, taasoo si rasmi ah u yareyn ...
Mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee kooxda Daacish (IS) ayaa la dilay, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Mareykanka iyo Ciraaq, ...
Booliska dalka Kenya ee Uasin Gishu ayaa baaraya dhacdo yaab leh oo ka dhacday gobalkaas nin ka sameystay saldhig booliis ...
Wararka24: Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa khudbad muhiim ah u jeediyay shacabka Faransiiska iyo Yurub, isagoo ku nuux-nuuxsaday baahida degdegga ...
Dowladda Mareykanka ayaa muujisay walaac xooggan oo la xiriira xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya iyo ...
Wararka24: UNICEF ayaa waxay sheegtay in xadgudubyada kufsiga iyo galmada, loo isticmaalo xeelad dagaal' taas oo xadgudub ku ah sharciga ...
Wararka24: Musharaxa madaxweyne ku xigeenka ee ku guul daraystay Doorashadi 2024 kadacday dalka marekanka Tim Walz ayaa sheegay in laga ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.