Xasan Sheekh oo muujiyay rajo laga qabo wada-hadalka mucaaradka
Wararka24: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay weli diyaar u tahay wada-hadal iyo xal ...
Wararka24: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay weli diyaar u tahay wada-hadal iyo xal ...
Wararka24: Kubadda casriga ah ee loo adeegsado tartamada waaweyn ee kubadda cagta sida Koobka Adduunka sannadkan ayaa maanta noqotay qalab ...
Wararka24: Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka JD Vance ayaa hadallo dhaliil xanbaarsan u jeediyay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, xilli ay sii ...
Wararka24: Ciidamada ammaanka Kenya ayaa ka hortagay weerar habeenimo oo lagu qaaday saldhig ay leeyihiin Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) oo ...
Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa wajahaya cadaadis iyo digniino isa soo taraya kadib warar la xiriira safar ...
Wararka24: Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in xoogag ka tirsan Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ay isku diyaarinayaan weerar cusub oo ...
Wararka24: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen walxo kiimiko ah oo loo adeegsado ...
Wararka24: Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa si adag uga hadlay dhacdada garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan looga hor istaagay gelitaanka ...
Wararka24: Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray go’aan cusub oo lagu mamnuucayo in lo’da lagu sii daayo waddooyinka magaalada Muqdisho, ...
Wararka24: Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa helay fursad weyn oo cusub, kadib markii Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA ...
Wararka24: Safiyo Cali oo ahayd hooyo dhashay 11 carruur ah ayaa maanta ku geeriyootay isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho, kadib ...
Wararka24: Madaxweynaha cusub ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah ula ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad-goboleedka ...
Wararka24: Booliiska Waqooyiga Ireland ayaa dib u saxay war hore oo ay soo saareen, kaas oo sheegayay in nin Soomaali ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda safar shaqo ku tago magaalada ...
Wararka24: Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA, Gianni Infantino, ayaa ka hadlay xaaladda garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan, isagoo ...
Wararka24: Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta loo doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib doorasho ...
Wararka24: Afar urur oo caalami ah oo ka shaqeeya xuquuqda aadanaha iyo arrimaha haweenka ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdiqaadir Cartan. ...
Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii laga soo celiyay dalka Mareykanka oo ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.