Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Aadan Madoobe oo loo doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta loo doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
June 10, 2026, 5:45 pm EAT
Reading Time: 3 mins read
Aadan Madoobe oo loo doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta loo doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo.

Aadan Madoobe ayaa doorashada kula tartamay Cabdicasiis Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), isagoo ku guuleystay cod aqlabiyad leh. Natiijada rasmiga ah ee doorashada ayaa muujisay in Aadan Madoobe uu helay 88 cod, halka musharraxa la tartamay uu helay hal cod.

Doorashadan ayaa ka dhigan in Aadan Madoobe uu beddelayo madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), isla markaana uu hoggaanka maamulkaasi la wareegayo muddo xileedka cusub.

Doorashada ayaa kusoo aadeysa xilli ay jireen dood iyo muran siyaasadeed oo ku saabsan hannaanka loo maray geeddi-socodka doorashada. Qaar ka mid ah musharraxiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa hore uga muujiyay walaac ku saabsan habraacyada doorashada iyo jawiga siyaasadeed ee ka jiray Baydhabo.

Musharraxii hore Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka mid ahaa siyaasiyiintii qaadacay doorashada, isagoo hore u sheegay inuu ka cabanayo qaabka loo maamulay geeddi-socodka doorashada iyo sinnaanta musharraxiinta.

Guusha Aadan Madoobe ayaa timid xilli Soomaaliya ay wajahaysay dood siyaasadeed oo ku saabsan doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad-goboleed, kuwaas oo ay ku kala aragti duwan yihiin dowladda iyo qaar ka mid ah mucaaradka.

Waxaa la filayaa in Madaxweynaha cusub uu maalmaha soo socda ku dhawaaqo qorshihiisa hoggaamineed iyo mudnaanta uu siin doono arrimaha amniga, dib u heshiisiinta, horumarinta adeegyada bulshada iyo doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

24 hours ago
DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

1 day ago
Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

1 day ago
Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

1 day ago
FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

2 days ago
Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

2 days ago
Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad abuuray Soomaaliya iyo Kenya

Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad ka abuuray Soomaaliya iyo Kenya

2 days ago
Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.