Puntland oo shegtay in somali laga aamin-baxay.
GAROWE — Maxamuud Caydiid Dirir oo ah wasiirka warfaafinta Puntland ayaa xalay warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe. Caydiid wuxuu sheegay ...
GAROWE — Maxamuud Caydiid Dirir oo ah wasiirka warfaafinta Puntland ayaa xalay warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe. Caydiid wuxuu sheegay ...
GAROWE — Dowladda Puntland ayaa sheegtay in kooxda Daacish ay malaayiin dollar ku heshay shirkadaha telefoonka dalka. Xogtan ayaa la ...
BOSASO — Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay qabtay nin ajnabi ah oo ka tirsan kooxda Daacish. Ninkan ayaa la sheegay ...
GALKACYO — Aqoonyahannada iyo siyaasiyiinta gobolka Mudug ayaa bayaan muhiim ah soo saaray. Bayaanku wuxuu ka hadlayaa xaaladda gobolka ee ...
Jeneral Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ahaa wasiirkii u dambeeyay ee difaaca Soomaaliya, ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Kenya ...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland, gaar ahaan qeybta dambiyada culus ee Mudug iyo Cayn, ayaa la horgeeyay afar nin ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u baxay safar diblomaasiyadeed oo uu ku tagayo dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo ...
Maamulka Puntland ayaa si kulul uga falceliyay hadallo dhowaan kasoo yeeray hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Firdhiye, kuwaasoo la sheegay inay ku ...
Wararka24: Garowe - Maamulka Puntland ayaa shaaciyey in uu bilaabay dagaal ballaaran oo cir iyo dhul ah oo ka dhan ...
Garoowe – Maamulka Puntland ayaa si weyn uga mahadceliyay laamaha ammaanka ee Galmudug, gaar ahaan ciidamada booliska gobolka Mudug, kaddib ...
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ilyaas Lugatoor ayaa si rasmi ah uga furay Garoowe shir wadatashi ah oo ay Qurba Joogtu doorka ...
Waxaa caasimadda Garoowe lagu qabtay Xuska maalinta duumada aduunka oo ku beegan 25-April-2025, waxaana soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka maamulka. ...
Garoowe, Puntland – Maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta si adag uga horyimid qorshe cusub oo ay Dowladda Federaalka waddato kaasoo la xiriira ...
Laascaanood, Sool – Degmada Laascaanood, oo xarun u ah gobolka Sool, waxay ahayd mid ka mid ah degmooyinka ugu kobcay dhaqaale iyo dhisme Badnaa ee ...
Garowe, Puntland – Ciidamada Difaaca Puntland (PMPF) ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ku weerareen degaanno ka tirsan gobolka Calmiskaad si ay u burburiyaan ...
Dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada Daraawiishta Puntland iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Daacish ayaa xalay ka dhacay buuraleyda Xabley ...
Maamul goboleedka Puntland oo khilaaf xooggan uu kala dhexeeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo uga sii dareysa ...
Wejiga saddexaad ee hawlgalka ciribtirka Daacish ee Puntland ayaa galay toddobaadkiisii labaad, kaddib markii Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu ...
Wararka24: Markab siday in ka badan 80 gaadiid dagaal ah oo ay dowladda Imaaraadka Carabta ugu deeqday Puntland ayaa dhawaan ...
Wararka24: Ciidamada Difaaca Puntland ayaa sii ballaarinaya howlgalka ka dhanka ah maleeshiyada Daacish, iyagoo guulo ka gaaraya dagaalka ka socda ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.