• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, August 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

MARKAB Wado Gaadid DAGAAL Oo cusub OO Yimid Boosaaso + dowlada ugu deeqday puntland?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Boosaaso

Wararka Ugu Aqrintabadan

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

11 hours ago
Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

1 day ago
Load More
Share

Boosaaso
gaadidka dagaal ee manta dekada Boosaaso laga soo dajiyey

Wararka24: Markab siday in ka badan 80 gaadiid dagaal ah oo ay dowladda Imaaraadka Carabta ugu deeqday Puntland ayaa dhawaan kusoo xirtay dekedda magaalada Boosaaso. ayaa lagu dajiyay kuwaas oo laga keenay Abu Dhabi, caasimadda Imaaraadka Carabta.

Dowladda Imaaraadka ayaa si dhow ula shaqeysa Puntland, iyadoo taageero joogto ah siisa dhinacyada amniga, tababarka iyo sahayda milatari. Sidoo kale, diyaaradaha dagaalka Imaaraadka ayaa marar badan fuliyay duqeymo ka dhan ah Daacish, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday goobaha la tuhunsan yahay inay ku sugan yihiin.

Gaadiidkan ayaa si rasmi ah waxaa ula wareegay hoggaanka Puntland Boosaaso, si ay ugu adeegsadaan dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada ah ee gobolka ka dagaallamaya.

Imaaraadka Carabta ayaa muddo dheer taageerayay Puntland, iyaga oo bixiya tababaro ciidan, qalab iyo dhaqaale lagu xoojiyo la dagaallanka argagixisada. Duqeymihii ugu dambeeyay ee Imaaraadku fuliyeen buuraha Calmiskaad ayaa la sheegay in lagu beegsaday xubno ka tirsan Daacish, iyadoo lagu dilay in ka badan 10 dagaalyahan.

Sidoo kale, Mareykanka ayaa qeyb ka ah dagaalka lagula jiro Daacish, isaga oo marar badan duqeymo cirka ah ka geystay gobolka, kuwaas oo khasaare lixaad leh gaarsiiyay kooxdaasi.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhawaan sheegay inay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan cid kasta oo gacan ka geysan karta howlgalka sifeynta buuraha gobolka Bari, si looga ciribtiro kooxaha argagixisada ah daacish iyo alshabaab.

Boosaaso
Guulaha isdabaayaal ee cidanka puntland ay ka gaareen daacish

Kadib Marki uu Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu ku dhawaqay in dagaalki wajigiisa sadaxaad uu bilowday puntland ayaa guulo isdaba joog ah kagaartay daacish, heli taanka gaadidkaan ayaa waxaa lafilaa in garab weyn unoqondoono..

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa sii ballaarinaya howlgalka ka dhanka ah maleeshiyada Daacish, iyagoo guulo ka gaaraya dagaalka ka socda Buuraleyda Calmiskaad. Ciidamadu waxay si qoto dheer ugu fidayaan deegaanada Balidhidin, Iskushuban, iyo Qandala, iyagoo dagaal ku qaaday goobo ay hore u maamulayeen Daacish.

Wararka Ugu Aqrinta Badan

  • ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 11 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib…

    Sii Aqri


    August 11, 2026
  • Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 11 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika…

    Sii Aqri


    August 10, 2026
  • Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 11 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa…

    Sii Aqri


    August 9, 2026

Share
Tags: cidanka puntlandmagaalada Boosaasopuntlandwararka mantawararka somalia
Previous Post

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

Next Post

Shabeellaha Dhexe ayaa lagu arkay Diyaarado drones ah Nooca is Qarxiyo Marki Ugu horeysay + YAA ISKA LEH?

Related Posts

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

by Amin Cali Abdi
11 hours ago

Wararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya,...

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba...

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho,...

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

by Amin Cali Abdi
3 days ago

Wararka24: Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla deegaanka Carmo ee gobolka...

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay faragelin ku hayso arrimaha...

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sagootisay laba arday oo dalka ku matalaya...

Load More
Next Post
Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe ayaa lagu arkay Diyaarado drones ah Nooca is Qarxiyo Marki Ugu horeysay + YAA ISKA LEH?

Ceelbaraf

Shabaabki Ku Sugnaa Ceelbaraf oo wado kaste oo ay ugu bixi lahaayeen lagaxiray!

Turkish Airlines

Turkish Airlines ayaa joojisay Duulimaadyadi Casimada Mogadisho + Sababta?

Recommended

Soomaaliya

Qorshaha Gargaarka Soomaaliya oo Hoos u Dhacay Sannadka 2026.

7 months ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

4 months ago
Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

10 months ago
Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

4 weeks ago
Puntland iyo Jubbaland oo war culus kasoo saaray arrintii maanta ka dhacday Garoonka Muqdisho,

Mucaaradka oo loo ogolaaday in hubkooda ay la galaan xerada Xalane

6 months ago
Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.