DEG DEG: Daawo: Saciid Deni Oo Gaaray Kismaayo?
Kismaayo – Wararka24: Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee ...
Kismaayo – Wararka24: Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee ...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u beenisay wararka sheegaya in maamulkaas uu ku lug leeyahay dagaallada sokeeye ee ...
Boosaaso – Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigay muwaadin u dhashay Turkiga oo lagu magacaabo Feyzul Xaashim Suleymaan, kadib howlgalkii ...
Nairobi – Puntland iyo Somaliland ayaa maanta ku gaaray magaalada Nairobi heshiis taariikhi ah oo ku saabsan iskaashi dhanka amniga, ...
Garowe – Wararka ka imanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in Janaraal Axmed Qalyare, oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka Puntland, uu ...
Laascaanood – Danjire Cabdixakiin Camay, oo hore u soo noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, ayaa si kulul uga hadlay doorashadii dhowaan ...
Wasiirada Ciyaaraha ee maamulka Puntland ayaa xaqiijisay inay haatan ku sugan tahay dalka Germany, iyadoo sheegtay in safarkeeda uu la ...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Boosaaso kulan dheer kula yeeshay Isimmada dhaqanka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada ...
Cabdiweli Gaas oo horay u ahaa madaxweynaha Puntland ayaa maanta ka hadlay maamulka cusub ee Waqooyi Bari. Maamulkan ayaa xalay ...
Ciidamada Difaaca Puntland ayaa hawlgal culus ka fuliyay buuraleyda gobolka Bari, gaar ahaan deegaanada u dhaxeeya Lugta Garaareed illaa Sulsul ...
GAROWE – Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa si kulul uga falceliyey diyaaraddii shalay keentay Cabdirashiid Janan magaalada Beled Xaawo, ka hor ...
MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u sheegatay lahaanshiyaha markabka Sea World iyo shixnadda saaran, iyadoo digniin ...
BAREEDA — Markab siday hub iyo gaadiid dagaal ayaa waxaa manta gacanta ku dhigay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Puntland ee PMPF, ...
GAROWE — Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u sheegay inaysan aqoonsanayn Maamulka SSC-Khaatumo, iyagoo ku andacooday in deegaannadaasi ay ...
GAROWE — Maxamuud Caydiid Dirir oo ah wasiirka warfaafinta Puntland ayaa xalay warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe. Caydiid wuxuu sheegay ...
GAROWE — Dowladda Puntland ayaa sheegtay in kooxda Daacish ay malaayiin dollar ku heshay shirkadaha telefoonka dalka. Xogtan ayaa la ...
BOSASO — Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay qabtay nin ajnabi ah oo ka tirsan kooxda Daacish. Ninkan ayaa la sheegay ...
GALKACYO — Aqoonyahannada iyo siyaasiyiinta gobolka Mudug ayaa bayaan muhiim ah soo saaray. Bayaanku wuxuu ka hadlayaa xaaladda gobolka ee ...
Jeneral Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ahaa wasiirkii u dambeeyay ee difaaca Soomaaliya, ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Kenya ...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland, gaar ahaan qeybta dambiyada culus ee Mudug iyo Cayn, ayaa la horgeeyay afar nin ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.