• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, August 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ciidanka Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Xarun Tababarka Argagixisada Daacish.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Ciidanka Puntland

Wararka Ugu Aqrintabadan

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

15 hours ago
Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

2 days ago
Load More
Share

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa hawlgal culus ka fuliyay buuraleyda gobolka Bari, gaar ahaan deegaanada u dhaxeeya Lugta Garaareed illaa Sulsul ee Calmiskaad, halkaas oo ay ku ogaadeen god weyn oo la sheegay inuu ahaa xarun tababar oo ay argagixisada Daacish u adeegsan jireen.

Godkan ayaa laga helay agabyo muhiim ah oo ay ku jiraan qalab waxbarasho, boorsooyin safar, dukumiintiyo aqoonsi, iyo qalab tababar. Ciidanku waxay sheegeen in godkaasi uu muujinayo in deegaankaasi uu ahaa saldhig weyn oo ay kooxdaasi ku diyaarsan jirtay xubnaheeda cusub.

Sidoo kale, hawlgallada ayaa wali si xawli ah u socda, iyadoo la raadinayo madaxda kooxda Daacish iyo xaasaskooda oo la tuhunsan yahay inay ku dhuumaaleysanayaan godad kale oo waaweyn oo ku yaalla buuraleyda Calmiskaad. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay inay u dhowyihiin in ay si buuxda u burburiyaan xarumaha argagixisadu ku leeyihiin halkaasi.

Share
Tags: Ciidamada Difaaca PuntlandCiidanka PuntlandDaacishpuntland
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre Oo La Kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee IOM

Next Post

DAAWO: Cabdirashiid Janan lacagti aan balan qaday Taleefankaygan ayey ku jirtaa.

Related Posts

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho,...

Somaliland iyo AFRICOM oo jarmalka ku yeeshay wada-hadallo ku saabsan iskaashiga difaaca

Somaliland iyo AFRICOM oo jarmalka ku yeeshay wada-hadallo ku saabsan iskaashiga difaaca

by Amin Cali Abdi
6 days ago

Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Maxamed Yuusuf Cali, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku tagay xarunta Taliska Ciidamada...

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

by Amin Cali Abdi
1 week ago

Wararka24: Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa inay kordhiso ciidamada ammaanka ee ka howlgala deegaannada ku teedsan xadka ay la...

Xisbiga Towfiiq oo diiday natiijada doorashooyinka Galmudug, kuna baaqay dib-u-eegis madax-bannaan

Xisbiga Towfiiq oo diiday natiijada doorashooyinka Galmudug, kuna baaqay dib-u-eegis madax-bannaan

by Amin Cali Abdi
1 week ago

Wararka24: Xisbiga Towfiiq ayaa si rasmi ah u diiday natiijada doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo golaha wakiillada ee Dowlad-goboleedka...

Soomaaliya iyo Koonfurta Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga + sawiro

Soomaaliya iyo Koonfurta Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga + sawiro

by Amin Cali Abdi
3 weeks ago

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan...

Trump oo Sheegay inuu Diyaar u Yahay Wadahadal uu la Yeesho Xisbullaah

Trump oo Sheegay inuu Diyaar u Yahay Wadahadal uu la Yeesho Xisbullaah

by Yasmin Jamal
3 weeks ago

Wararka24: Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wadahadal la yeesho ururka Xisbullaah haddii...

Load More
Next Post
Cabdirashiid Janan

DAAWO: Cabdirashiid Janan lacagti aan balan qaday Taleefankaygan ayey ku jirtaa.

Cabdiweli Gaas

Puntland iyo maamulka cusub: Gaas oo baaq muhiim ah soo saaray

soomaaliya

Bada Soomaaliya oo wajahaysa halis weyn. Maxa socda?

Recommended

Soomaaliya

Qorshaha Gargaarka Soomaaliya oo Hoos u Dhacay Sannadka 2026.

7 months ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

4 months ago
Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

10 months ago
Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

4 weeks ago
Puntland iyo Jubbaland oo war culus kasoo saaray arrintii maanta ka dhacday Garoonka Muqdisho,

Mucaaradka oo loo ogolaaday in hubkooda ay la galaan xerada Xalane

6 months ago
Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.