• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweyne Deni Oo La Kulmay Isimmada Sanaag, Haylaan & Bari

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Madaxweyne Deni
Share

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Boosaaso kulan dheer kula yeeshay Isimmada dhaqanka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada Sanaag, Haylaan iyo Bari. Kulanka oo uu sidoo kale goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Siciid Yuusuf, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha siyaasadda, saami-qaybsiga iyo difaaca deegaannada.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu ballaarin doono saamiga siyaasadeed ee gobolladaasi, isagoo ku daraya xilalka wasiirrada, agaasimayaasha, hay’adaha kala duwan, ciidamada iyo shaqaalaha dawladda. Isimmada iyo siyaasiyiinta ayaa dhankooda soo dhoweeyay ballanqaadka, iyagoo xusay in loo baahan yahay in si dhab ah loo hirgeliyo si loo helo isku dheelitirnaan siyaasadeed oo ka tarjumaysa danaha gobollada Sanaag, Haylaan iyo Bari.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.