• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 4 mins read
Mareykanka

Wararka Ugu Aqrintabadan

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

8 hours ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

14 hours ago
Load More
Share

Mareykanka
Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray

Dowladda Mareykanka ayaa muujisay walaac xooggan oo la xiriira xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya iyo Xuutiyiinta ka dagaallama Yemen, taasoo halis weyn ku ah ammaanka gobolka iyo bada cas..

Ku simaha safiirka Mareykanka ee Golaha Ammaanka, John Kelly, ayaa sheegay in xukuumaddiisu si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyada labada kooxood iyo iskaashiga ay sameynayaan, taasoo uu ku tilmaamay mid khatar gelin karta xasilloonida geeska Afrika iyo Badda Cas.

John Kelly ayaa ku baaqay iskaashi caalami ah si loola socdo xiriirka labada urur, isaga oo carrabka ku adkeeyay in la xoojiyo wada-shaqeynta guddiyada golaha ammaanka ee Soomaaliya iyo Yemen.

Waxa uu xusay in sidoo kale ay sii kordhayaan khataraha la xiriira tahriibka sharci-darrada ah, gaar ahaan dadka ku gudbaya Badda Cas, taasoo gacan ka geysan karta isku xirka kooxaha argagixisada ah ee ka hawlgala labada dal.

“Waa in si dhow loola socdaa dhaq-dhaqaaqyada la xiriira tahriibinta dadka iyo xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxaha Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta,” ayuu yiri Kelly, isaga oo intaas ku daray in Mareykanka uu ka hortagi dhammaan halis kasta oo amni ee kasoo korarta gobolka.

Sido kale dowlada Mareykanka ayaa taageero weyn siin doonta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Mareykanka
Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray

Isniintii shalay Ayna dib Loo cusbooneysiiyay xayiraadihii horay u saarnay kooxda argagixisada ah ee Al Shabab bayaanka kasoo baxay GAQM Ayaa lagu yiri

Golaha Ammaanka ayaa maanta kordhiyay oggolaanshaha dowladaha xubnaha ka ah inay ka hortagaan maraakiibta u soo daabula waxyaabaha laga mamnuucay Soomaaliya, sida hubka sharci darrada ah ee laga soo dejiyo iyo dhoofinta dhuxusha, illaa 13-ka December 2025, iyadoo sidoo kale loo cusboonaysiiyay guddiga kashaqeeyndoono caawinaya maamulka cunaqabateynta Al-Shabaab ilaa 13-ka Janaayo 2026.

Qaraarka tirsigiisu yahay 2776 (2025) (oo loo soo saarayo dukumeenti S/RES/2776(2025)), 15-ka xubnood ee Golaha oo ku dhaqmaya cutubka VII ee Axdiga Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in “dhammaan dawladuhu, ay udiyaargaroobaan ujeeddooyinka looga hortagayo Al-Shabaab iyo iyo in ay wax yeelo gaar siiyaan nabada iyo amniga soomali iyo kan deeganka, iyagoo laga hortaago in shaabku helan wax hub ah, bada iyo bariga laga xiro meelkasta oo wadanka kasoo gali karo wax hub ah oo sharci daro ah,,

Sido kale Waxaa kaloo la go’aamiyay in tallaabooyinkan aan lagu qaadi karin wax lagu gaarsiiyo saadka lasiin jiray, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Qoraalkan shali kasoo baxay QM ayaa lagu sheegay in DFS laga taageri doono dagaalka kadhanka argagixisa alshabaab, sido kale waxaa looga hadlay xirirka aad loga cabsi ee qabo ee xuutiyiinta iyo shabaabka .

Alshabaab ayaa lakulmay weeraro badan sanadkaan ayadoo ay ugu dinteen tiro badan oo horjoogo yaal u haeyd kooxda, dagaalka alshabab aya waxa iska kaashanaya ciidanka xooga dalka iyo ciidanka shacabka macawisleyda..

Shali 3da Maarso, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee DFS, Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), ayaa gaaray deegaanka Xalfooley, oo ku yaalla xadka gobollada shabellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Taliya Ayaa Waxa uu xusay in qorshuhu yahay in la xiro xuduudaha ay gobollada Shabeellaha Dhexe la wadaagaan Hiiraan iyo Galgaduud, si looga hortago gurmadka ay Shabaab helaan.

Wararka Ugu Aqrinta Badan

  • Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Wararka Ugu Aqrintabadan Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed 8 hours ago Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe 15 hours ago Load More ShareWararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee ka taagan deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo uu kasii darayo khilaafka…


    March 24, 2026
  • Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 8 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 14 hours ago Load More ShareWararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in ay heshay farriintaas, sida ay warisay CBS…


    March 24, 2026
  • Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 8 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 14 hours ago Load More ShareWararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo Lubnaan, iyadoo ku baaqday in si degdeg…


    March 24, 2026

Share
Tags: somaliwararka caalamkawararka mantawararka somaliayeme
Previous Post

UNICEF ayaa sheegatay Wax kabadan 221 oo carruur ah, oo Kuwa Ugu yar da’doodu tahay hal sano, lagu kufsaday Suudaan,

Next Post

MARKAB Wado Gaadid DAGAAL Oo cusub OO Yimid Boosaaso + dowlada ugu deeqday puntland?

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Boosaaso

MARKAB Wado Gaadid DAGAAL Oo cusub OO Yimid Boosaaso + dowlada ugu deeqday puntland?

Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe ayaa lagu arkay Diyaarado drones ah Nooca is Qarxiyo Marki Ugu horeysay + YAA ISKA LEH?

Ceelbaraf

Shabaabki Ku Sugnaa Ceelbaraf oo wado kaste oo ay ugu bixi lahaayeen lagaxiray!

Recommended

Soomaaliya oo maamulka Trump uga mahad-celisay guulo aygaartay oo….

TRUMP oo Maxamed Bin Zayed u kashifay qorshe kadhan ah oo….

4 weeks ago
Dalal Islaami ah oo ka wada hadlay isbahaysi amni iyo militari

Dalal Islaami ah oo ka wada hadlay isbahaysi amni iyo militari

3 days ago
Cabbaas Araghchi

Cabbaas Araghchi oo kusugan Pakistan si xal looga gaaro Xisada India iyo Pakistan

11 months ago
Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

4 months ago
Fahad Yaasiin Xaaji

Fahad Yaasiin oo ku taliyey In Labaaro xaalada caafimaad ee Madaxda Qaranka, kadib Hadalki MD Xasan Sheekh

1 year ago
Hoggaanka Guutooyinka Gorgor oo isbeddal wayn lagusameeyay

Hoggaanka Guutooyinka Gorgor oo isbeddal wayn lagusameeyay

4 weeks ago
Dowlad Goboleedka Galmudug

Dowlad Goboleedka Galmudug oo gurmad ciidan udirtay Hirshabelle, Goaanka cajiibka eh ee Madaxweyne Qoor Qoor..

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.