Dowladda Soomaaliya oo Taageertay Jadwalka Doorashada Kuna Baaqday Wada-hadal
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay jadwalka doorashooyinka ee guddiga doorashooyinka, waxayna ugu baaqday dhinacyada siyaasadda wada-hadal.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay jadwalka doorashooyinka ee guddiga doorashooyinka, waxayna ugu baaqday dhinacyada siyaasadda wada-hadal.
Xildhibaanno ka soo jeeda Puntland iyo Jubbaland ayaa diiday jadwalka doorashooyinka, iyagoo Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay tallaabo hal dhinac ...
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo shaaciyey jadwalka: doorashada baarlamaanka 15 Abriil 2027, doorashada madaxweynahana 15 May 2027.
Baydhabo oo wajahaysa halis go’doomin kaddib markii ciidamo taabacsan Laftagareen ay la wareegeen Buurhakaba iyo Qansaxdheere.
Madaxweynaha Somaliland Cirro ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan tallaabo kasta oo khatar gelin karta xasilloonida Itoobiya.
Soomaaliya oo xustay dadkii ku dhintay qaraxii Zoobe ee 14 Oktoobar 2017, kaas oo sababay dhimashada 587 qof iyo dhaawaca ...
Madaxweynaha Somaliland Cirro iyo wafdigiisa ayaa Hargeysa dib ugu soo laabtay kaddib safarro shaqo oo ay ku tageen Maraykanka iyo ...
Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya iyo wafdi Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadlay dhammaadka hawlgalka UNTMIS iyo taageeradii hay’adaha dalka.
Maamulka Trump ayaa baaraya sida Ilhaan Cumar ku heshay dhalashada Mareykanka; xafiiskeeda ayaa ku tilmaamay baaritaan aan sal lahayn.
Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa taabacsan Lafta-gareen ayaa ka qarxay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.
Wararka24: Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay kiiskii labaad ee cudurka Ebola ee nooca Bundibugyo, iyadoo mas’uuliyiinta caafimaadku sheegeen in bukaanka cusub ...
Wararka24: Dowladda Maraykanka ayaa Bank of America ku soo rogtay tallaabooyin ciqaabeed oo la xiriira ku guuldarreysiga u hoggaansanaanta shuruucda ...
Wararka24: Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada, kaas oo muddo dheer horyaalay Golaha Shacabka. Hindise ...
Wararka24: Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in ugu yaraan 600,000 oo qof ay koronto la’aan noqdeen kaddib weerarro ay ...
Wararka24: Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa gaaray magaalada Zalambessa ee ku taalla xadka Eritrea, kaddib markii ay dib u riixeen xoogagga ...
Wararka24: Maxkamadda Sare ee Sacuudi Carabiya ayaa laashay xukunkii dilka ahaa ee lagu riday Anojan Sivarasa, oo ah shaqaale muhaajir ...
Wararka24: Dowladda Soomaaliya ayaa xoogga saaraysa sidii ay xubinnimada Bulshada Bariga Afrika (EAC) ugu beddeli lahayd fursado la taaban karo ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hadal uu ka jeediyey isu-soo-bax siyaasadeed oo ka dhacay magaalada Youngstown ee gobolka Ohio ...
Wararka24: Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladda ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya oo galay dhulka ...
Muqdisho (Wararka24): Soomaaliya ayaa karantiil gelisay muwaadin Soomaaliyeed oo la soo safray muwaadin Kenyan ah oo markii dambe u geeriyooday cudurka ...
© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.