Caasimadda Daraawiishta ee Laascaanood Sawiro Quruxbadan Caawa laga qaaday iyo Udiyaargarowga Ciida
Sawiradaan caawa ayaa laga soo qaaday Caasimadda Daraawiishta ee Laascaanood, halkaas oo shacabka iyo ciidamada si weyn looga dareemayo udiyaar ...
Sawiradaan caawa ayaa laga soo qaaday Caasimadda Daraawiishta ee Laascaanood, halkaas oo shacabka iyo ciidamada si weyn looga dareemayo udiyaar ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay wafdi ka sare ...
Wararka laga helay Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay waaberigii hore ee saaka weerar culus ku qaadteen ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay ku booqday Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo uu kula ...
Safiirkii hore ee Itoobiya u fadhiyey Muqdisho, Ambassador Wondimu Asamnew, ayaa kamid noqday mas’uuliyiinta Itoobiyaanka ah ee warbaahintu wareysatay, isagoo ...
Dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada Daraawiishta Puntland iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Daacish ayaa xalay ka dhacay buuraleyda Xabley ...
Koox burcad-badeed la tuhunsan yahay in ay Soomaali yihiin ayaa qabsatay doon kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Yemen. Weerarkani wuxuu ...
Raysal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in uu amray duqaymihii xalay ee gilgilay Marinka Gaza, isagoo tilmaamay inay sabab ...
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku biiray hawlgalka dalka ka socdo ee lagu la dagaalamayo maleeshiyada Al-Shabaab, ka dib markii cutubyo ...
Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo ka warbixiyay dhacdadii shalay ee ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa goordhow soo saaray wareegto uu ku sameeyay isku ...
Dalalka Midowga Yurub ayaa bilaabay qorshe ay ku dhisayaan shabakad sirdoon oo dayax-gacmeed ah, taasoo si rasmi ah u yareyn ...
Mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee kooxda Daacish (IS) ayaa la dilay, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Mareykanka iyo Ciraaq, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka ka qaaday Lataliyaha Madaxweynaha ee Xiriirka Dowlad-goboleedyada, Mudane Maxamed Xasan ...
Sarkaal ka tirsan ciidamada booliska Kenya ayaa lagu dilay magaalada Mandera, halka mid kale oo uu ku dhaawacmay, kadib markii ...
Maamul goboleedka Puntland oo khilaaf xooggan uu kala dhexeeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo uga sii dareysa ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida, Korneyl Xasan Cali Nuur (Shuute), ayaa sheegay in maleeshiyada Al Shabaab aan ...
Wararka24: Qiso aad xanuunka badan ayaa ku dhacday wiil somaliyeed oo ganacsado dukaan kulahaa south africa, wiilkaan ayaa hada bukaan ...
Wararka ka imanaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al Shabaab ay saaka weerar culus ku qaadday Degmada Awdheegle, ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday wejiga labaad ee howlgalka dib-u-xoreynta ee ka socda Gobolka Shabeellaha Dhexe, ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.