• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wararka24: Degmada Awdheegle, Al Shabaab oo Manta sheegtay in ay la wareegtay+ faahfaahin dherad ah

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
Degmada Awdheegle
Share

Degmada Awdheegle
Ciidamada Gorgor oo ku sugan Degmada Awdheegle

Wararka ka imanaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al Shabaab ay saaka weerar culus ku qaadday Degmada Awdheegle, iyagoo beegsaday Xarunta Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee ku taalla degmadaasi.

Dadka deegaanka ayaa sheegay inay maqleen jug culus, ka dibna uu xigay dagaal toos ah oo weli ka socda fariisimaha ciidamada ee magaalada.

Shabaab oo maanta sheegtay inay la wareegeen Degmada Awdheegle

Idaacadda Andalus, oo afka u ah Al Shabaab, ayaa baahisay in maleeshiyadooda ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta Awdheegle, hase yeeshee ma jirto cid madax bannaan oo xaqiijin karta sheegashadaas.

Goobjoogayaal ku sugan magaalada ayaa sheegay in rasaasta ay si xoog leh uga dhaceyso aagga dagaalka, iyadoo xaaladda degmada ay tahay mid aad u kacsan.

Khasaare dhimasho & dhaawac leh oo la soo wariyay

Dadka deegaanka ayaa tilmaamay in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, inkastoo aan la xaqiijin karin tirada rasmiga ah, maadaama dagaalku uu weli socdo.

Al Shabaab oo dhowr jeer weeraray Awdheegle

Degmada Awdheegle
Ciidamada Gorgor oo ku sugan Degmada Awdheegle

Maleeshiyada Al Shabaab ayaa laga saaray Awdheegle bishii August 2019, balse marar badan ayay weerarro ku soo qaadeen degmadaasi.

Weerarkan ayaa imanaya iyadoo Shabaabku uu cadaadis militari kala kulmayo Gobolka Shabellaha Dhexe, halkaas oo Ciidanka Xoogga Dalka ay taageero ka helayaan diyaaradaha dagaalka ee Turkiga iyo mareekanka..

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah & Faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.