• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

India iyo Pakistan oo ku heshiiyay xabad joojin degdeg ah kaddib dagaal xooggan oo khasaaro gaystay

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
11 months ago
Reading Time: 2 mins read
India iyo Pakistan

Wararka Ugu Aqrintabadan

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

9 hours ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

15 hours ago
Load More
Share

India iyo Pakistan

Labada wadan ee deriska ah, ee India iyo Pakistan ayaa ku guuleystay in ay gaaraan heshiis xabad joojin ah oo degdeg ah, si loo dejiyo xiisad colaadeed oo dhowaan si xawli ah u kacday, taasoo sababtay dhimashada in ka badan 60 qof.

Heshiiskan ayaa yimid kadib dedaallo diblomaasiyadeed oo lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya labada wadan ee leh quwada weyn ee hubka nukliyeerka leh. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa fariin uu bartiisa (Truth Social) ku qoray ku xaqiijiyay in labada dal ay ogolaadeen in ay joojiyaan Dagaalka si looga hortago xiisad hor leh.

India iyo Pakistan

Maalmihii u dambeeyay, India iyo Pakistan ayaa waxa ka-socday Dagaal xoogan kaas oo ay labada dhinac-ba la-iska duqeeyey xarumaha milatariga oo ku kala yaalla labada dhinac ee xuduudda, iyadoo ay jireen warar sheegaya in Hindiya ay isticmaashay gantaallo ridada fog si ay u beegsato saldhigyada Pakistan ay leedahay.

Islamabad ayaa arrintaas uga jawaabtay weerar ay u bixisay “Howlgalka Bunyaan Marsoos”, kaasoo lagu tilmaamay mid is-difaac ah, India aya lagu gaarsiiyey qasaaro lagu tilmamay mid kabadan midka ay iyaga Pakistan ugeysatay.

Ilo wareedyo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in Mareykanka iyo dalal kale oo saaxiib la ah labada dhinac ay door weyn ku yeesheen sidii heshiiskan xabad joojinta ah loo suurtagelin lahaa.

Wuxuu sidoo kale muujinayaa in labada dal ay dareemayaan baahida loo qabo in laga fogaado colaado cusub oo keeni kara khasaare baaxad leh oo gudaha iyo gobolkaba saameeya.

Share
Tags: indiapakistanwararka caalamkawararka mantawararka somalia
Previous Post

Daawo warbixinta: Roobab mahiigaan ah oo khasaare Dhimasho geystay ayaa ka da’ay magaalada Muqdisho

Next Post

Puntland oo Galmudug ugu mahad-cilisay soo qabashada Cabdiqani Sayloor.

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Galmudug

Puntland oo Galmudug ugu mahad-cilisay soo qabashada Cabdiqani Sayloor.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Booqday Goobihii uu Burburiyay Roobkii Xooganaa ee ka Da’ay Muqdisho

Ruushka

Xiisadda Ruushka iyo Ukraine – Isku Day Nabadeed ama Dagaal Qorsheysan?

Recommended

Farmaajo oo wada dadaallo lagu soo dhoweynayo Xasan Sheekh, Deni iyo Axmed Madoobe

Farmaajo oo wada dadaallo lagu soo dhoweynayo Xasan Sheekh, Deni iyo Axmed Madoobe

1 month ago
Ilhaan Cumar oo si geesinimo leh ugu falcelisay hadallo ka soo yeeray Trump…

Ilhaan Cumar oo si geesinimo leh ugu falcelisay hadallo ka soo yeeray Trump…

4 weeks ago
Xamza

Somaliland: Xamza wuu ka shallayn doona Safarkiisa Laascaanood.

12 months ago
Xaafada Taleex Ee Magaalada Muqdisho

Xaafada Taleex Ee Magaalada Muqdisho Oo Laga Helay Nin Meyd Ah oo ladilay

10 months ago
Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

4 months ago
Kheyre iyo Rooble oo Madaxweyne Xasan Sheekh u diray digniin culus

Kheyre iyo Rooble oo Madaxweyne Xasan Sheekh u diray digniin culus

1 month ago
Soomaaliya iyo gobolka West Virginia oo kala saxiixday heshiis macdanta ah

Soomaaliya iyo gobolka West Virginia oo kala saxiixday heshiis macdanta ah

2 weeks ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.