Wararka24: 17-02-2026 Wacyigilinta Dhibaatooyinka ay dhallinyaradu kala kulmaan Tahriibka aya laga wada somaaliya si lo jojiya dibatada ay guud ahan walidinta somaliyeed ka wajahayaan marka ay ilmohoda ay ka tahriiban.
Tan iyo burburkii somaaliya dhallinyaradu Tahriibta aya si badhaneysa. dhallinyaradu Tahriibta aya Dhibaatooyin aad u xanun badan la kulma sida lacag madaax furasha ah, jir-dil iyo in baahi lagudila.
dhallinyarada waxa lagula talinaya inay ka fogaadaan tahriibka iyaga oo ilalinaya naftoda iyo guud ahan mida wadankeena hooyo.
DAAWA WACYIGILINTA ISKUNA DAAY IN AAD KULATALISA DHALLINYARTU KA FOGANSHAHA TAHRIIBKA;


















