• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Soomaaliya oo cambaareysay weerarro lagu qaaday kaabayaasha tamarta Khaliijka

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
DFS oo War Kasoo Saartay Xaaladda Koonfur Galbeed, Baaqna Dirtay
Share

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarro lagu bartilmaameedsaday kaabayaasha tamarta ee Sacuudi Carabiya, Qatar iyo Imaaraatka Carabta, kuwaas oo la sheegay in ay fuliyeen diyaarado aan duuliye lahayn oo laga leeyahay Iiraan.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarradaasi ay yihiin xadgudub culus oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah, isla markaana ay halis gelinayaan amniga iyo xasilloonida gobolka.

Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay dowladaha iyo shacabka dalalka la beegsaday, iyadoo muujisay taageero ku aaddan ilaalinta madaxbannaanidooda iyo badbaadada muwaadiniintooda.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu xusay baaq ku aaddan in la dejiyo xiisadda, isla markaana la xoojiyo wadahadal si loo ilaaliyo marinada tamarta ee muhiimka u ah dhaqaalaha caalamka.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sii wadayso la shaqeynta dalalka gobolka iyo beesha caalamka si loo xoojiyo nabadda loona ilaaliyo kaabayaasha muhiimka ah.

Weerarradan ayaa imaanaya iyadoo xiisad sii kordheysa ay ka dhex taagan tahay Iiraan iyo qaar kamid ah dalalka Khaliijka, kuwaas oo horey isugu khilaafsanaa arrimo amni iyo siyaasadeed.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.