• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, June 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xaqiiqda saxda ah, heshiiska turkiga ee shidaalka qodista + faahfaahinta wararka 90% sheegaya.

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
turkiga

Wararka Ugu Aqrintabadan

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

10 hours ago
Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

10 hours ago
Load More
Share

turkiga

Heshiiska Shidaal sahminta iyo qodista ee Dowlada soomalia ay lagashey shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa waxaa ka dhashey hadal hayn faradan kadib marki wargeys uu leeyahay nin suufiyiinta turkida kuwa mucaaradka ah ee ku nool dalka sweeden uu faafiyey War marin habaabin ah, kaas oo u Ku tilmaamay in turkidu ay qaadaneyso 100 kiiba 90% kheyraadka soomalia, shidaalka iyo gaaskaba, taasina ay tahay Mid been abuur ah,

Taas oo loga danleeyahay in lagu ciyaaro shucuubta dadka soomaliyeed, lagana horkeeno dowladeeda, iyado ay dabada kariixayaan, Mucaarad danahood ushaqeystayaal ah?

Qodobada inaad fahanto ubaahan, ee Hishiiska ay dowlada federalka sixiixday?

turkiga1

Shidaalka soomaliya waxaa leh oo goaan ka gaaraya dadka iyo dowlada soomaliyeed oo kali ah sida kucad heshiiska, waa qodobka koowaad ee ugu muhiimsan lana rabo inaad sifiican ufahanto dowlada soomalia ayaa le awooda iyo goaanka 100% dhamaan kheyraadka dalka, Taasi waa hanti Qaran Marnaba Haka sugin In MD Xassan sheekh saxiixo goaan lagu sinayo shirkad ama dalkale wuxu doona ha ahaade!

Qodobkale ee ah in turkiga uu qaadanaya 100 kiiba 90% kheyraadka shidaalka dalka, Xaqiiqda saxda ayaa lagu sheegay in heshiisku waxaa uu ogalaanayaa ilaa ay shirkadda Turkiga laga leeyahay ee Turkish Petroleum (TPAO) ee shidaalka baaraysa ilaa ay dib uga cesheneyso kharashaadka ay gelisay sahminta, qodista, qalabaynta iyo hawlgalka, iyadoo loo oggolaanayo inay qaadato ugu badnaan 90% wax soo saarka sanadlaha ah ee shidaalka iyo gaaska. Fahan, Kaliyah inta ay ka qaadaneyso kharashki ka galay dhismaha iyo sahminta iyo qodista dhamaan..

Waxa soo haray marki ladhameeyo bixinta lacagtaas ay dowlada soomalia iyo shirkada wada qeybsan soonaan, taas ooy dheertahay in dowlada soomalia ay heli doonta ilaa 5% gunno ah laga bilaabo malinta kobaad ee shidaal qodista taas oo noqondoonta malaayiin dollor,

Dowlada soomalia hada la joogo sida lawada ogyahay ma awoodo inay bixiso qarashaadka tirada badan ee ku baxaya sahminta, qodista, iyo qalabka loo baahan yahay, kaas oo ku baxaya boqolaal milyan oo dollar,

Sidaa owgeed heshiiskan lala galay dowlada turkiga ayaa ah mid ay dowlada ugu danleedahay, in lagu dhiso dalka, dhinac kasta hadi noqoto shaqa abuur iyo hadi noqoto, Lkn waxaa hanti qaran sii ahaan doono shidaalka iyo gaaska dalka,

Sidokale hishiiska ayaa dhigaya in soomalia ay kabixi karto ama wax laga badali karo 5 sano kadib sidaa darteed wararka beer abuurka ah ee dowlada lagu dhaliilayo wax kajiro malahan

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share
Tags: caasimadda MuqdishoMadax weynaha Xasan Sheekhwararka mantawararka somalia
Previous Post

Daawo Beesha Xawaadle oo uhanjabtay DF Hadi xilka NISA laga qaado Sanbaloolshe! + faahfaahin?

Next Post

Xildhibaan Cabdiraxmaan: “Heshiiska Shidaalka Soomaaliya-Turki Waa Sharci-Darro!”

Related Posts

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Iran ayaa sheegtay inay weerarro ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku leeyihiin gobolka, kadib duqaymo uu...

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay hadallo uu dhawaan jeediyay agaasimihii hore...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay dilal lagu bartilmaameedsaday dad...

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

by Amin Cali Abdi
11 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi heer wasiir ah u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magacaabay Maxamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

by Amin Cali Abdi
16 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay fuliyeen duqeymo...

Load More
Next Post
Xildhibaan Cabdiraxmaan

Xildhibaan Cabdiraxmaan: "Heshiiska Shidaalka Soomaaliya-Turki Waa Sharci-Darro!"

NISA

Sarkaal Katirsanaa NISA oo Fahad udhawa & khubaro cadaan ah, oo Qorshe Culus kawada Somaliland + Fahfahin?

Jubbaland

Jubbaland oo diiday Qorshe ay wadato hay’ad ka tirsan DF, Dadkeedana ugu digtay

Recommended

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

1 month ago
Kenya

Waalidiin Soomaaliyeed oo Carruurtooda u Dira Xerooyin dhaqan-celin Tacaddiyo ka Dhacaan oo Ku Yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

5 months ago
Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

2 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

4 weeks ago
NISA

NISA oo fulisay howlgal lagu laayey Horgoogayaal katirsan shabaab..

1 year ago
degmada Eyl

Puntland oo Xalisay Xiisad Ka Jirtay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

1 year ago
Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.