• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Xildhibaan Gavin Williamson oo Caalamka ugu Baaqay Aqoonsiga Somaliland

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
10 months ago
Reading Time: 2 mins read
Gavin Williamson

Wararka Ugu Aqrintabadan

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

9 hours ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

15 hours ago
Load More
Share

Gavin Williamson

Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan Baarlamaanka Boqortooyada Ingiriiska ayaa si cad ugu baaqay beesha caalamka inay si rasmi ah u aqoonsato Somaliland, isagoo sheegay in maamulkaasi uu buuxiyay shuruudihii dawladnimada madaxbannaan.

Williamson ayaa hadalkan jeediyay xilli uu ka qeybgalayay xuska 18-ka May ee lagu qabtay magaalada London, munaasabaddaas oo lagu xusayey sannad-guuradii 34-aad ee kasoo wareegtay markii Somaliland ay sheegtay inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale.

Xildhibaanka oo horey u soo noqday wasiir difaac ayaa Somaliland ku sifeeyay meel xasilloon oo dimuqraadiyadeed, isagoo sheegay in muddada ay goonida isu taagtay ay horumar ballaaran ka samaysay dhinacyada amniga, doorashooyinka xor ah, iyo maamulka dowladnimo.

Somaliland waxay noqotay tusaale wanaagsan oo laga baran karo xasilooni iyo hoggaan wanaagsan, halka Soomaaliya ay wali la tacaalayso rabshado, musuqmaasuq iyo argagixiso,” ayuu yiri Gavin Williamson oo si adag uga hadlay farqiga u dhexeeya labada maamul.

Sidoo kale wuxuu dalalka muhiimka ah sida Ingiriiska, Maraykanka, Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya ugu baaqay inay aqoonsi buuxa siiyaan Somaliland, isagoo tilmaamay in beesha caalamka aysan dib u dhigi karin xuquuqda shacabka Somaliland ee ah inay noqdaan dal madax bannaan.

Xildhibaan Gavin Williamson ayaa si gaar ah u xusay in Somaliland ay qabatay doorashooyin xor ah oo lagu kala guuleystay si nabad ah, taasoo uu ku tilmaamay guul dhif iyo naadir ah oo ka dhacday Geeska Afrika.


Share
Tags: Aqoonsiga Somalilandwararka caalamkawararka mantawararka somaliaXildhibaan Gavin Williamson
Previous Post

NISA oo Dishay Horjooge Sare oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Next Post

DAAWO, Maraykanka oo Soo Bandhigay Muuqaalka Duqeyn Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Daacish Soomaaliya

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
16 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Maraykanka

DAAWO, Maraykanka oo Soo Bandhigay Muuqaalka Duqeyn Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Daacish Soomaaliya

Cirro

Madaxweyne Cirro oo Safar Rasmi ah Ku Tegay Dalka Jabuuti

Maamulka Puntland

Puntland oo Dib Ugu Biirtay Wadahadallada Dowladda Federaalka

Recommended

Axmed Madoobe

Axmed Madoobe oo Abaabul Siyaasadeed Ka Bilaabay Nairobi

10 months ago
Trump oo ka falceliyay warar ku saabsan weerarro Iiraan ku qaaday maraakiib Mareykan ah

Trump oo ka falceliyay warar ku saabsan weerarro Iiraan ku qaaday maraakiib Mareykan ah

1 week ago
Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

Xogta is-mari waaga ka taagan wadahadallada Xasan Sheekh iyo mucaaradka

4 weeks ago
Mareykanka

Trump oo soo saaray digniin culus oo uu u diray Iiraan

3 weeks ago
Dowladda Jabuuti

Dowladda Jabuuti oo Ka saaraysa dalkeeda Dad Ajaanib ah oo ay Ku Jiraan Soomaali

10 months ago
Turkiga oo faah-faahiyey mashruuc weyn oo ayka fulinayaan Soomaaliya

Turkiga oo faah-faahiyey mashruuc weyn oo ayka fulinayaan Soomaaliya

4 weeks ago
Dr. adan Musharraxii Garabka Firdhiye oo ku guulaystay GuddoomIyaha baarlamaanka GWB

Dr. adan Musharraxii Garabka Firdhiye oo ku guulaystay GuddoomIyaha baarlamaanka GWB

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.