• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Somaliland waxay buuxisay shuruudihii Qaranimo, diyaar ayaana u nahay xalinta Dhibaatoyinka Soomaaliya kajira, Madaxweyne Cirro

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Somaliland
Share

Somaliland

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro), ayaa khudbad uu ka jeediyay xuska 18-ka May ee maalinta Qaranimada Somaliland, wuxuu kaga hadlay aragtidiisa ku aadan gooni isu taagga deegaanka iyo xiriirka uu la leeyahay Soomaaliya inteeda kale.

Cirro, waxa uu caddeeyey in Somaliland ay weli ku adkaysanayso inay noqoto dal madax-bannaan, balse ay diyaar u yihiin inay furto xal u helidda caqabadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka taagan Soomaaliya.

Waxaan aaminsanahay in Jamhuuriyadda Soomaliland oo ah qaran madax-bannaan inay door muhiim ah ka qaadan karto xal u helidda mushkiladaha ka taagan Soomaaliya,” ayuu yidhi Madaxweyne Cirro, isagoo hoosta ka xarriiqay in madaxbannaanidu aanay Somaliland ka hor istaagin inay door ku yeelato nabadda gobolka.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa xusay in Soomaliland ay buuxisay dhammaan shuruudaha looga baahnaa dal madaxbannaan, isla markaana ay u gudbisay codsiyo rasmi ah dalal badan oo caalamka ah si loo aqoonsado qaranimadeeda.

Maanta Jamhuuriyadda Soomaliland waxa ay buuxisay halbeeg kasta oo laga filayo Qaran madax-bannaan,” ayuu yiri Cirro, isagoo muujiyay rajo laga qabo in beesha caalamku ay aqoonsi buuxa siiso maamulkaasi.

Somaliland
Waxa ay Jamhuuriyadda Somaloiland qabsatay Afti Qaran, iyo 8 Doorasho, oo dhammaantood xukunka si aan turxaan lahayn oo qori isu-dhiib ah la isugu wareejiyey…” Madaxweynaha JSL

Hadalkan ayaa imaanaya iyadoo weli aysan jirin aqoonsi rasmi ah oo caalami ah oo Somaliland ka hesho dalalka dunida, inkasta oo ay si madaxbannaan u maamulaan dhulkooda tan iyo 1991-kii.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.